Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxay Alshabaab Maalinle uga dhigeen Qaraxyada Muqdisho? [5 Qodob oo Xasaasi ah – Warbixin]

    Maxay Alshabaab Maalinle uga dhigeen Qaraxyada Muqdisho? [5 Qodob oo Xasaasi ah – Warbixin]

    March 29, 2019Updated:March 29, 20193 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa si weyn u kordhay bilihii ugu danbeeyay falalka amni darro ee caasimadda Muqdsiho, iyadoo Alshabaab ay kordhisay weerarrada isugu jira qaraxyada iyo khaarijinta dadka.

    Qaraxyada waaweyn ee is-miidaaminta, kuwa gawaarida lagu dhejiyo, gawaarida qaraxyada laga buuxiyo ee la dhigo goobo gaara iyo miinooyinka dhulka lagu aaso ama la dhigo ayaa noqday kuwo si weyn u kordhay oo maalin kasta ay marti geliso magaalada Muqdisho, waxaana ku dhintay dad boqolaal ah iyo dhaawacyo aan tiro lahayn.

    Dad badan ayaa is weydiinaya sababta keentay inay sidan aan hore loo arag u kordhaan qaraxyada iyo falalka amni darro, iyadoo ciidamada dowladda la sii kordhiyey, dadaalka ugu jiraan inay sugaan amniga Muqdisho oo xilligan gaaray heer ay ku dhiiran waayaan madaxda dowladda iyo hay’adaha amniga inay xitaa ka hadlaan.

    Ilaa shan qodon ayaa loo aaneynaa inay sabab u yihiin kororka weerarrada Alshabaab ee sii kordhay iyo wax qabasho la’aanta ciidamada amniga, waxayna kala yihiin

    1- Alshabaab oo ujeedo ka leh kordhinta weerarrada, siiba inuu qas siyaasadeed ka abuuro dowladda Soomaaliya, si isbedelo loo sameeyo; kaasoo keenta isku dhac ku yimaada dadaallada la wado ee dhismaha ciidamada.

    2- Alshabaab oo qalab qarxa iyo dagaalyahanno fara badan soo gelisay magaalada Muqdisho, ujeedkuna yahay inay cabsi iyo argagax weyn lagu abuurto dadka.

    3- In Madax ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerarradii cirka ee Mareykanka oo ay wadaan falal aargoosi ah.

    4- In nidaamkii sirdoon iyo xog raadis ee dowladda Soomaaliya howlgab noqday, kadib muddo 7 bilood ah oo aysan NISA lahayn agaasime.

    5- In lagu dhex milmay Ciidamada kala duwan ee dowladda oo Alshabaab ay ka dhex adeegato ahy’adaha amniga dadna ku dhex yeelatay.

    Arrimahan oo dhan iyo kuwo kale waxay soo saareen su’aalo badan oo la iska weydiinayo xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha amniga aysan heyni wax jawaab ah.

    Ma jirto cid aan ahayn Alshabaab oo loo aaneyn karo qaraxayda ka socda Muqdisho ilaa caddeyn rasmi ah la helo, waxaana weerar kasta ka muuqda faraha Alshabaab oo muddo 10 sano ah waday weeerarrada noocan oo kale ah.


    LIISKA QARAXYADII UGU WAAWEYNAA EE MUQDISHO

    21 MAARSO Eng.Maxamed Cabdi Kaariye ayaa lagu dilay Miino loogu xiray gaarigiisa Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho

    21 MAARSO Eng.Maxamed Cabdi Kaariye ayaa lagu dilay Miino loogu xiray gaarigiisa Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho


    Wasiir ku xigeenkii Wasaaradaasi Saqar Ibraahim Cabdalla

    23-ka Maarso waxaa weerar lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya, degmada Shangaani, waxaana ku dhintay wasiir ku xigeenkii Wasaaradaasi Saqar Ibraahim Cabdalla iyo in ka badan 14 kale, iyadoo dabley hubeysan ay galeen xarunta wasaaradda.


    25-ka Maarso waxaa qarax miino ku dhintay mid ka mida shaqaalaha Jaamacadda SIMAD oo gaari uu waday qarax ku haleelay xaafadda MBC, waxaana qaraxa ku dhaawacmay laab kale.


    26-ka Maarso: Waxaa qarax lagu xiray gaari uu waday ku dhintay wiil 14 sano jir ahaa, waxaana ku dhaawacmay dad kale oo aabihii ka mid yahay.


    28-ka Maarso waxaa Qarax Gaari ku dhintay 16, waxaana ku dhaawacmay 40 kale markii lagu beegsaday Maqaayada Bilsan ee u dhow Hotel Weheliye.



    Alshabaab Muqdisho Qaraxyada Alshabaab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Maaliyadda oo soo Bandhigay diiwaangelinta Ciidamada ee ka socota Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Alshabab oo Gobolka Sh/Dhexe Dab ku qabad-siiyey Gaadiid Dhuxul u siday Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo