Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxay AMISOM ugu fashilantay casharkii ay ka baratay weerarkii Leego.? FAALLO

    Maxay AMISOM ugu fashilantay casharkii ay ka baratay weerarkii Leego.? FAALLO

    September 2, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    MAXAY AMISOM UGU FASHILANTAY FULINTA CASHARKII LEEGO.?

    Weerarkii shalay 1-da Bisha September 2015 ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada AMISOM ee Janaale, gobolka Sh/hoose wuxuu dhinac waliba kala mid ahaa weerarkii xeradii AMISOM ee degaanka Leego isla gobolka Sh/hoose ay xarakadu ku qaaday 26 June oo dhaliyay qasaarihii ugu badnaa ee askar iyo qalab oo AMISOM soo gaara intii ay Soomaaliya ka howlgaleysay.

    Leego

    Ma muuqato wax cashar ah oo AMISOM ka baratay weerarkii Leego, lamana arag isbedel weyn oo ku dhacay  jawaabta ay bixiso marka weeraro  noocaas oo kale ah oo waaweyn ay la kulmaan xerooyinka ciidamadooda ku leeyihiin Koonfurta Soomaaliya, tani waxay mar kale muujineysaa in AMISOM ciidan ahaan ay tahay mid aan fadhin oo ay adag tahay inay la macaamilaam halista uga imaaneysa  Alshbaab.

    Kadib weerarkii Leego waxay AMISOM xoojisay dalabkeeda ah inay hesho diyaarado dagaal oo aan weli loo sharciyeyn, balse ciidamada Kenya iyo Itoobiya oo Soomaaliya ku jooga magaca AMISOm ay adeegsadaan. Arrintan waxay mar kale caddeyn u tahay in AMISOM-ta joogta Soomaaliya ay magacyo iyo ciidamo badan tahay oo aanay is hoos tegin.

    Haddii Leego lagu eegtay ciidamada Burundi oo gurmadku halkaas tagay in ka badan 12 saacadood, shalay wixii Janaale ka dhacay sooma kordhin wax aan ahayn in ciidamadii Uganda ee u dhowaa degaankaasi ay gurmadeen oo halkaasi gaareen 10 saacadood kadib weerarka. Diyaaradaha la adeegsaday ee Drone-ka ayaan ahayn kuwo caadi ah oo howlgal baaxadaas leh wax ka qaban kara.

    Qasaaraha Uganda ee weerarkii Janaale kasoo gaaray ma yara inkastoo AMISOM aanay caado u lahayn in qasaaraheeda ay sheegto haddana waxaa la filayaa in qasaaruhu ka bato 30 askari oo geeri ah iyo askar nool oo maqan, marka laga yimaado dhaawaca jira. Marka la isku soo duubo AMISOM siiba kuwa Uganda iyo Burundi uma muuqdaan kuwo wax ka bartay casharadii hore ay ugu dhigtay Alshabaab, waxayna marar kale sahay u noqon doonaan weerarada noocaas oo kale ah ee Alshabaab ku soo kediso.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    AMISOM Janaale Leego
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia president accused of trading troops for UAE funding amid al Shabaab crisis
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo qorshe farsameysan u diyaariyay Guddoomiyaha Baarlamaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo