Maxay ka dhigan tahay in Sawirka Madaxweyne Farmaajo lagu gubo Muqdisho..? [Faaqidaad]
Dadweyne careysan ayaa bannaabax ka dhigay magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tiran ciicamada Booliska uu laba qof oo shacab ah ku dilay xalay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, isagoo fulinaya Bandow ay soo rogtay dowladda Soomaaliya. Qaar ka mida dadka bannaanbaxa waday ayaa dumiyey taallo ka mid kuwa Muqdisho ee kala wareega Shangaani, iyagoo … Continue reading Maxay ka dhigan tahay in Sawirka Madaxweyne Farmaajo lagu gubo Muqdisho..? [Faaqidaad]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed