Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxay Puntland uga baxday shirka Wadatashiga Muqdisho..? (Akhri warbixin xasaasi ah)

    Maxay Puntland uga baxday shirka Wadatashiga Muqdisho..? (Akhri warbixin xasaasi ah)

    September 20, 2015Updated:September 20, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maalintii labaad ee  shirka wadatashiga hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa isaga baxay  wafdiga Puntland ee uu hogaaminayo madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali (Gaas), iyagoo ku doodaya in Galmudug aanay ahayd maamul goboleed sax ah oo shirkaasina aanay ka qeyb geli karin.

    Cweli Gaas
    Madaxweyne C/weli Maxamed Cali (Gaas)

    Wafdiga Puntland oo si buuxda uga qeyb galay shirkii shalay ayaa la sheegay in wasiirada la socda madaxweyne Gaas ay ku cadaadiyeen inuu shirka ka baxo oo aanay suuragal ahayn in shirkaasi ay sii ka mid ahaadaan, taasina ay dhibaato u keeno karto gudaha Puntland oo go’aano cadcad laga gaaray arrimaha dowladda federaalka iyo Galmudug.

    C/weli Gaas oo Muqdisho ku yimid cadaadis xoog leh oo beesha caalamka ay saartay gaar ahaan ergeyga Q/Midoobay Nicholas Kay ayaa cadaadis kale ka heystaa golayaasha maamulkiisa oo xaalada markii hore gaarsiiyay meel aan ka soo noqon lahayd, wuxuuna hadda ku sugan yahay laba xaaladood mid waliba tan kale ka darran tahay.

    Shirka wadatashiga Muqdisho hadda ka socda ayaan ahayn mid awood lagu qeybsanayo ama wax saameyn ku yeelanaya Puntland ka soo bixi karaan, laakiin waxa kaliya oo  lagu go’aaminayaa qaabka looga gudbayo hiigsiga cusub, taasoo mustaqabalka dalka saameyn ku yeelan doonta, waxayna Puntland ka cabsi qabtaa in tani horseedo in lagu sharciyeeyo maamulka Galmudug.

    Culeyska ugu weyn ee Puntland hadda heysta ayaa ah iyadoo keli ku noqotay mowqifkeeda Galmudug diidka ah oo dhammaan dowladda federaalka, maamulada kale ee dalka iyo beesha caalamka ay aqoonsan yihiin maamulka xuduudka la leh ee ka dhinac dhisan Putnland, taaso sii kordhineysa in loo arko maamul qas ka wada nidaamka federaalka oo marba federaalkii qabiil u rogay, marka kalena colaadii sokeeye weli ku qafilan tahay mar haddii aanay ku ekeyn inay xaqeeda u doodo ee ay diidan tahay aayo-ka-talinta umad kale iyo maamul dad kale sameysteen.

    Waxay u muuqataa in Puntland shirka wadatashiga u timid inay ka baxdo ee aanay jirin wax u wehliya, laakiin waxay arrinta oo dhami ku xiran tahay sida beesha caalamka mar kale u cadaadiso maamulkan.

    Warbixinta Wadani.com

    [ad name=”HTML-7″]

    Puntland Puntland oo ka baxday Shirka Wadatadhiga Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada AMISOM ee Villa Somalia oo dhaawacay weriye ka howlgala Idaacadda ciidamada
    Next Article Axmed Madoobe oo shirka ka baxay, kuna biiray C/weli Gaas & waanwaan ka socota Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo