Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Max’ed Dhicisow: Oday Alshabaab u galay Dhagixii Qaaliga ahaa ee Ceel-Cali oo Naftiisa kala soo baxsaday!

    Max’ed Dhicisow: Oday Alshabaab u galay Dhagixii Qaaliga ahaa ee Ceel-Cali oo Naftiisa kala soo baxsaday!

    July 31, 2021Updated:July 31, 20212 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxamed Nuur Barre oo loo yaqaan Dhicisow wuxuu kasoo baxsaday Alshabaab, kadib sanad uu ka mid ahaa, wuxuuna u galay arrin yaab leh, isagoo ahaa dhaqaale raadis.

    Ninkan oo ay oday lugaha naafo ka ah, ayna Alshabaab u bixiyeen Maxamed Ceeli-Cali, wuxuu sheegay inuu Al-shabaab u galay si uu wax uga helo dhaqaalaha Dhagax ay Alshabaab ka qaadeen degaankiisa Ceel-Cali ee Gobolka Hiiraan, kaasoo la sheegay inuu qaali yahay ioo dahab ama dheeman ku dhex jirto.

    Dhagaxaas oo mar qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta waxaa Alshabaab kasoo iibsaday Ganacsato, isku dayday inay dalka ka dhoofiso, wuxuuna u gacan galay ciidamada NISA oo ka qabtay Ex. Kontrool Afgooye (Halkan ka Akhriso Warka Dhagaxaasi)

    Maxamed Dhicisow wuxuu sheegay in Alshabaab ay u sheegeen in qiimaha dhagaxa ay dadka degaanka leeyihiin rubac, taasina ay ku qaaday inuu Alshabaab noqdo si uu dhaqaalahaasi isaga uga mid noqdo dadka maamulaya.

    “Waxaan is iri haddii aad wax ka heleyso maa Shabaab iska noqotid.. Nin curyaan lugaha ka ah oo qallal qaba ayaan ahaa.. kadib waxaa la iga qaaday Ceel-Cali, lix bilood waxaan joogay Marjis oo ka tirsan degmada Aadan Yabaal.. kadib waxaa la ii qaaday degaan kale oo ku dhow Ceelbuur” ayuu yiri.

    Wuxuu ka sheekeeyay sidii damaciisa uu hungoobay, kaliyana saddex bilood uu mushaar ka qaatay Alshabaab.. isagoo muddo 9 bilood joogay Galgaduud iyo Sh/Dhexe. kadibna uu ciidan ahaa wixii ka danbeeyay bishii Soonka (April).

    “Fasax waa la ii diiday, waxan raadiyey qaab aan ku baxsado. Mobile markii laguu keeno bishii mar ayaa lagu keenayaa markii lacag kuugu soo dhacdo, duhurkii waa lagaa qaadaa..” ayuu yiri Maxamed Dhicisow oo muddo dheer ay ku qaadatay inu kasoo baxsado Alshabaab inta ay heleen, soona qaadeen ciidamada dowladda, iyadoo la geeyay Guriceel.

    HOOS KA DAAWO

    Alshabaab Alshabaab baxsaday Guriceel Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Doorashada Aqalka Sare oo ka bilaaban doonta K/Galbeed iyo faragelinta Farmaajo & Lafta-gareen
    Next Article Alshabaab Maxay uga gaabsatay inay sheegato Qarxintii Baska Ciyaartoyda ee Magaalada Kismaayo..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo