Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Maxkamadda Ciidamada oo Beledweyne ka bilowday Dacwadii dilka Mooto Bajaajle dhalisay Qalalaase

    Maxkamadda Ciidamada oo Beledweyne ka bilowday Dacwadii dilka Mooto Bajaajle dhalisay Qalalaase

    September 21, 2018Updated:September 21, 20182 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan dilka Darawal Mooto Bajaajle lagu dilay magaaladaasi oo dhaliyey qalalaase iyo dhimashada 4 ruux oo kale.

    Askari ka tirsan ciidamada Booliska degmaada Beledweyne oo lagu magacaabo Mahad Xuseen Shiidow ayaa lagu soo eedeeyay dailka Yaasiin Cali Saney oo ahaa mooto bajaajle  u geeriyooday rasaas uu ku furay eedeysanaha 27-kii bishii August ee 2018.

    Geerida Yaasiin Cali Saneey ayaa sababtay isku dhacyo u abaabulan qaab qabiil taas oo sii murjisay xaalada, waxayna dhalisay dhimashada Afar kale iyo Laba dhaawac ah. Xaalad cakirnaan ah oo ay gashay magaalada Beledweyne ayaa sababtay in maxkamadda ciidamada loogu yeero Beledweyne.

    Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah guddoomiyaha maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa hogaaminaya saraakiisha maxkamadda ciidamada ee wada qaadista dacwadda.

    Dhageysiga kiiska dacawadda eedeysane Mahad Xuseen Shiidow, ayey xeer ilaalinta ku soo bandhigtay sida dilku u dhacay:

    “Markii mootada la joojiyey marxuumka waxa uu ka codsaday askarigii joojiyey in uu rakaab uu sido uu geeyo kadibna uu u soo laaban doono, intii ay wadahadlayeen marxuumka iyo askarigii joojiyey Mahad ayaa ka daba yimid, wuxuuna soo istaagay dhankii uu taagnaa askariga ma ahee dhankii kale, wuxuuna ku yiri: maxaad ii soo dhaafeysaa qorigiisa ayuu ku fiiqay laba xabadood ayuuna ku riday”. Ayuu yiri Gaashaanle Abuukar Yuusuf Cabdi.

    Xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida maxkamadda ciidamada ka codsaday in Mahad Xuseen Shiidow lagu fuliyo dil toogasho ah oo ah dambigii uu geystay. Laakiin Qareenka u doodayay eedeysanaha ayaa dalbaday in laga qaado diyo gaf ah, maadaama uu qirsan yahay jiritaanka dilka ka dhacay.

    Waxaa kaloo maxkamadda la soo taagay Lix eedeysane oo midkood maqane ahaa, kuwaasoo ku eedeysan weerar ay u abaabuleen qaab qabiil, kaasi oo sababay dhimashada Laba ruux iyo dhaawaca qof kale.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Milareriga Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray dhageysiga dacwadda, isagoo shaaciyey in go’aanka maxkamadda dib laga soo sheegi doono.

    BELEDWEYNE Hiiraan Maxkamadda Ciidamada Yaasiin Cali Saney
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxa Wafdigii Aqalka Sare ee Kismaayo tegay oo la saftay Maamulka Axmed Madoobe [Dhageyso]
    Next Article Ciidamada dowladda oo wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo