Maxkamadda G/Banaadir oo xabsi culus ku xukuntay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka (Akhriso)
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun xabsi culus ah ku riday agaasimeyaashii ugu waaweynaa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ee loo heystay arrimo la xiriira musuqmaasuq iyo lunsasho hanti dadweyne. Dacwad muddo soo socotay oo loo heystay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Maaliyadda iyo agaasime waaxeedyo kale ayaa maanta lasoo gabagabeeyay markii shan mas’uul lagu helay … Continue reading Maxkamadda G/Banaadir oo xabsi culus ku xukuntay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka (Akhriso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed