Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxkamadda G/Banaadir oo xabsi culus ku xukuntay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka (Akhriso)

    Maxkamadda G/Banaadir oo xabsi culus ku xukuntay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka (Akhriso)

    August 24, 2020Updated:August 24, 20203 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun xabsi culus ah ku riday agaasimeyaashii ugu waaweynaa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ee loo heystay arrimo la xiriira musuqmaasuq iyo lunsasho hanti dadweyne.

    Dacwad muddo soo socotay oo loo heystay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Maaliyadda iyo agaasime waaxeedyo kale ayaa maanta lasoo gabagabeeyay markii shan mas’uul lagu helay eedihii loo heystay oo ahayd lunsasho hanti dadweyne, waxaana lagu kala xukumay sida soo scoota:

    • XOG: Musuqmaasuq hareeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya & Faahfaahinta laga helay

    1 – Agaasimaha Guud ee Wasaarada C/laahi Xaashi Cali waxaa lagu Xukumay 9 sano oo xabsi iyo ganaax lacag oo dhan $2366 oo ay wehliso ka reebin xafiis dadweyne.

    2 – Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada Maxamuud Buulle Maxamuud waxa lagu Xukumay 18 sano oo xabsi ah iyo $ ganaax lacageed oo dahn 2366 Doolar iyo ka reebid xafiis dadweyne.

    3 – Agaasimaha qeybta Xisaabaadka Mahdi Abshir Maxamed waxaa lagu xukumay 12 sano o xabsai ah iyo ganaax lacageed oo dhan $2366$ iyo ka reebid xafiis dadweyne.

    4- Madaxa Mashruuca Malaariyada Bashiir Cabdi Nuur waxaa lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah iyo ganaax dhan $1183 ay wehliso ka reebid xafiis dadweyne muddo shan sano ah.

    Mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee denbiyada lagu waayey waxay kala yihiin:

    5- Naciima Cabdiqaadir Maxamed, maamulaha mashruuca taran iyo hooyada ee wasaaradda oo ku eedeysan 241, 363, 366, 375 iyo 376, waa lagu waayey qodobada lagu soo eedeyey waxaa loo celiyey xuriyadeeda.

    6- Axmed Aden Maxamed, agaasimaha waaxda caafimaadka guud ee wasaaradda, kuna eedeysnaa 241, 363, 366, 375 iyo 376, waxaa lagu waayey qodobada lagu soo eedeeyey, waxaana la siiyey xuriyadiisa

    7- Cabdiqaadir Weheliye Afrax, agaasimaha saadka iyo adeegga caafimaadka ee wasaaradda oo ku eedeysnaa 241, 363, 366, 375 iyo 376 waxaa u cadaatay waaxda daaweynta, waxaa lagu waayey qodobada, xuriyadiisana waa la siiyey.

    8- Faarax Yuusuf Maxamed, maamulaha mashruuca wacyigelinta ee wasaaradda oo ku eedeysnaa 241, 363, 366, 375 iyo 376, waxaa cadaatay inuu yahay madaxa qeybta wacyigelinta talaalka wasaaradda, waxaa lagu waayey qodobada lagu eedeyey, xuriyadiisana waa la siiyey.

    9- Sumaya Axmed Cusmaan, xisaabiyaha mashruuca TB, oo ku eedeysnaa 241, 363, 366, 375 iyo 376, waxaa lagu waayey qodobada lagu soo eedeyey, waxaana la siiyey xuriyadda.

    Maxkamad lasoo taagay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka ee lagu eedeeyay Musuq..

    Mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka ee dacwadu ku socotay ayaa gaarayey 9 qof, waxaana la sii daayey 5 mas’uul oo maxkamadu sheegtay in lagu waayey dembiyadii lagu soo oogay, iyadoo dacwadan loo fariistay 14 jeer.

    Maxkamad lasoo taagay Agaasimeyaashii Wasaaradda Caafimaadka ee lagu eedeeyay Musuq..
    XOG: Musuqmaasuq hareeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya & Faahfaahinta laga helay
    Agaasimaha wasaarada caafimaadka Maxkamadda G/Banaadir Wasaaradda Caafimaadka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Shir gaara uga furmay magaalada Garowe
    Next Article Maamulka G/Banaadir oo Amarro kusoo rogay Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo