Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday Xoghayaha SJS Weriye Cabdalla Muumin

    Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ku riday Xoghayaha SJS Weriye Cabdalla Muumin

    February 13, 2023Updated:February 13, 20232 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday Xukun ay ku riday xoghayaha Ururka saxafiyiinta SJS Cabdalla Axmad Muumin oo kiis dacwadeed ay kusoo oogtay Xeer ilaalinta Qaranka oo u doodeysa Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya.

    Maxkamadda Gobolka Banadir xukun Laao Bilood oo Xabsi ah ku riday Weriye Cabdalla Axmed Muumin, Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ku dhawaaqay in eedeysane Cabdalla Axmed Muumin oo la xiray 11 Oktoobar 2021, ay Maxkamadda ku weyday qodobadi lagu soo eedeeyay ee Xeerka Ciqaabta 219 iyo 321, balse ay ku heshay qodobka 505 oo “Dhawrid la’aanta Amarrada Maamul’ kuna xukuntay 2 Bilood oo xarig ah oo laga jarayo 11 maalmood oo uu xirnaa inta aan damaanadda lagu sii deynin.

    Saalax Dabaan Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa weriye Cabdalla Axmed kala laabatay damaanadii uu bannaanka ku joogay, iyadoo xabsiga loo taxaabay weriyaha.

    Xukunka ayaa waxaa ka furan rafcaan, sida uu sheegaya Gddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud, waxaana isla goobta rascan ku qaatay Xeer ilaalinta dacwadda kusoo oogtay, halka Qareenada Weriye Cabdalla Muumin ay iyaguna sheegeen inay xukunka ka qaadamnayaan rafcaan.

    Dacwadan ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir ka socotay tan iyo bishii Oktober 2021, waxaana dhageysiga loo fariistay muddo 4 jeer ah, iyadoo qareenada u doodaya weriye Cabdalla Muumin ay sheegeen in kiiska uu yahay mid lagu beegsanayo Xoghayaha SJS.

    Taliska Asluubta Xabsiga Dhexe oo diiday inuu xiro Weriye Cabdalla Muumin (Maxaa dhacay..?)
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHindise Sharciyeedyo lagu harqiyey Golaha Shacabka iyo Dood hareysay Guddoominta C/llaahi Abshirow
    Next Article Faahfaahin: Maxkamadda Magaalada Jowhar oo lagu dhex dilay Maxaabiis la soo taagay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo