Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxkamadda Milateriga oo xukuntay Askar dhacday Xarumo Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho [Sawirro]

    Maxkamadda Milateriga oo xukuntay Askar dhacday Xarumo Shirkadda Hormuud ku leedahay Muqdisho [Sawirro]

    August 9, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaal ka tirsanaa ciidamada milateriga oo loo heystay fal dhac hubeysan ah.

    Eedeysanayaasha ayaa kala ah: Dable xoogga C/kariin Muuse Muxudiin, Dable Xoogga Aweys Faarax Maxamuud iyo Dable xoogga Maxamed Cali Maxamuud oo maqane ah. Raggan ayaa xafiiska xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida wuxuu ku soo eedeeyay dambiga ah burcadnimo hubeysan iyaga oo tiro laba jeer ah dhac hubeysan u geystay shirkadda Hormuud,

    Waxay 2-dii bishii June 2018 dhac u geystay laanta shirkadda Hormuud Kaawa-godey ee degmada Wadajir, waxayna ka qaateen lacag dhan 10,874$, sidoo kale 7-dii bishii June 2018 waxay ka dhaceen shirkadda Hormuud laanta KM-13 ee degaanka Garasbaaley 2,000$, iyada oo ciidamada amniga ay ku soo qabteen laced dhan 1,500$ oo qeyb ka ah lacagtii ay dhaceen.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad, Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda ayaa sheegay raggan inay qirteen dambigii lagu soo eedeeyay.

    Wuxuu shaaciyey in Maxkamaddu ku xukuntay inay wada bixiyaan lacagtii ay ka dhaceen shirkadda Hormuud oo dhan 11,354$, in laga saaray ka mid ahaanshaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, in Maxkamadda ay la wareegtay hubkii ay ku fuliyeen falka dhaca ah iyo in Maxkamaddu ay ku xukuntay min Shan sano oo xabsi ciidan ah, iyadoo haddii aysan ku qanacsaneyn xukunka ayuu sheegay Guddoomiye Shuute inay u furun tahay racfaan.

     

    Burcad Hormuud Maxkamada ciidamada Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin Somalida-UK ah oo Imaaraadka loogu heysto Ganaax lacageed ka badan 46,000 Doolar [Daawo Sawirro]
    Next Article Somali Army Strength Cannot Defend Somalia: Analysts Warn

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo