Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Maxkamadda Sare ee Kenya oo shaacisay inuu William Ruto ku guuleystay Doorashadii Kenya

    Maxkamadda Sare ee Kenya oo shaacisay inuu William Ruto ku guuleystay Doorashadii Kenya

    September 5, 2022Updated:September 5, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aanka Dacwadda natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya ee muranku ka dhashay.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya haweeneyda lagu magacaabo Martha Koome ayaa ku dhawaaqday go’aanka Maxkamadda, iyadoo shaacisay in Doorashada Madaxweynaha Kenya uu ku guuleystay William Ruto, iyadoo ansixisay natiijadii hore.

    Waxay xaqiijisay in sax ahayd natiijadii uu shaaciyey Guddoomiyaha Guddiga Doorshada Kenya, iyadoo go’aanka maxkamadda oo akhrintiisa qaadatay muddo ka badan saacad ay faahfaahisay dhammaan inay waxba kama jiraan yihiin dacwadihii uu gudbiyey Musharaxa Raila Odinga.

    Doorashada guud ee Kenya ka dhacday 9-kii Ogost 2022 ay Maxkamaddu sheegtay inay ahayd mid si guul ah ku dhacday oo ahayd doorasho xor iyo xalaal ah, isla markaana si daah furan loo qabtay. Waxayna caddeysay in caddeyn loo waayey wax is daba marin iyo khaladaad lagu sameeyay natiijadii Doorashada.

    Maxkamadda waxay meesha ka saartay dhammaan eedihii ay gudbiyeen kooxda Musharax Raila Odinga iyo qodobadii ay ku dhiseen dacwadoda inay sharci darro ahayd natiijadii uu shaaciyey guddoomiyaha Guddiga Doorashada Kenya.

    Maxkamadda ayaa xustay natiijadii uu shaaciyey Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee uu ku sheegay inuu ku guuleystay William Ruto, ay ahayd mid sax ah, Madaxweynaha Kenya ee shanaad-na loo doortay William Ruto.

    Go’aankan ayaa ka dhigan inuu yahay mid kama danbeys ah, iyadoo uu Madaxweynah cusub ee Kenya uu si rasmi ah u noqonayo William Sameu Ruto.

    Kenya Elections Raila Odinga Top William Ruto
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda oo dagaal ku qaaday Maxkamadii Alshabaab u furtay Dadka Muqdisho iyo Qasaare..
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay Dagaallo ka socda Hiiraan iyo Degaan laga qabsaday Alshabaab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo