Iyadoo Berri loo balansan yahay mar kale in dib loo bilaabo dacwada loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayuu soo saaray qoraal ku saabsan kiiskiisa.
Qoraalka maanta kasoo baxay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah isla kii uu qoray toddobaadkii hore oo uu wakiilashada kala noqday Qareenadii u doodayay oo dib u habeyn lagu sameeyay ayaa u muuqda inuu diidan yahay sharcimimada dacwadda ku socota oo dhan, mana cadda inuu tegi doono iyo in kale.
HOOS KA AKHRI QORAALKA MAANTA

HOOS KA AKHRI QORAALKII HORE


![Maxkamadeyntii C/raxmman C/Shakuur oo Berri dib u furmeysa iyo Qoraal Dacwad diidis ah oo kasoo baxay [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/08/Cabdiraxman-Cabdishakur.jpg)