Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Meherkii ugu yaabka badnaa oo Muqdisho ka dhacay: TAABIT & NAWAAL [Sawirro]

    Meherkii ugu yaabka badnaa oo Muqdisho ka dhacay: TAABIT & NAWAAL [Sawirro]

    December 7, 2018Updated:December 8, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wax badan oo aan ka qayb galayey Munaasbado, Xusas, iyo Xafladdo, waxay ii ahayd Munaasbadaan oo ay isku Mehersaanayeen Gudoomiyihii Hore ahaana duqii hore Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed iyo Nawaal Cabdulaahi Cali Munaasabadii ugu qiimaha Badaneyd ee aan ka qayb galo intii aan noolaa waayo Goobta oo ahayd mid aad loo sharaxay islamarkaana Munaasabada waxaa la Casuumey in ku dhow 3 kun oo qof oo ah Dadka ugu caansan dalka kuwaa oo isugu jirey qaybaha ka kala duwan ee Bulshada .

    “Dadka Badankii ayaa waxay is weydiinayeen Meherka Gabdhaha muxuu noqon doonaa qaar baa isl lahaa waxaa meherka uu noqon doonaa Boqol kun oo doolar iyo Wax ka sareeya ama Intaas oo Kun oo Garaam oo Dahab ah hase yeeshee waxaa Gabdha Meherkeedii uu noqdey Kitaabka Qu’aanka Kariima oo ah Sheyga ugu qaalisan ee Dunidaan yaala” markaa Waa Meher ku daysho Mudan”

    Sidoo kale Munaasbadaadaan oo ay isku mahersabayeen Taabit iyo Nawaal waxay Munaasabadihii hore ee aan arki jirey uga duwanaayeen oo aan la yaabey waxay ahayd waxaa Qof kasta oo Munaasabada lagu casuumey la Gudoonsiiyey Haddiyad aad u Qurux badan oo si heer sare ah loo soo farsameeyey taasoo ahayd Tusbax iyo Catar, waxaa weydiiyey Qof ka mid ah Qaban qaabayaasha Munaasbada ujeedka Tusbaxa iyo Catarka wuxuu yiri

    “Hadiyadaan Tusbaxa iyo Catarka waxaa loogu talagaley Maadaama ay maanta Jimce ahayd in dadka markey aadayaan Salaada Jimce ay ku sii Wardiyaan Tusbaha islamarkaana ay isku Carfiyaan Catarka sidoo kale waxaa ujeedka uu yahay in qofka marka uu ku wardinayo Tusbaxa uu ugu duceeyaan Taabit iyo Nawaal ama inta meel dhigtaan ay xasuus u noqoto Taarikhda” sida Darteed Meherka Gudoomiye Taabit iyo Nawaal ayaa lagu tilmaamey Guurkii heerka Qaran,waxaan leeyahay Hambalyom, Guurkiinana ha noqdo midkii Aduun iyo Aakhiro lagu liibaano.

    Meherka Taabit Maxamed Cabdi

    Meherka Taabit Maxamed Cabdi

    Meherka Taabit Maxamed Cabdi
    Meherka Taabit Maxamed Cabdi

    W/D: Amin Yusuf Khasaaro

    Meher Taabit
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti (Sawirro)
    Next Article XOG: Sidee Guddoomiye Mursal u dhabar jebiyey Heshiiskii uu la galay Madaxweyne Farmaajo..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo