Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Midowga Musharixiinta oo dalbaday in Farmaajo laga joojiyo inuu mar kale xil Qaran isu sharxo (Akhriso)

    Midowga Musharixiinta oo dalbaday in Farmaajo laga joojiyo inuu mar kale xil Qaran isu sharxo (Akhriso)

    July 6, 2021Updated:July 6, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dhalinyarada tababarka ciidan loogu qaaday dalka Eritrea, iyagoo baaq u diray Farmaajo iyo Rooble.

    War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa lagu xusay in wararka la xiriira in dhallinyaradaas la sheegay ay ka qayb qaateen dagaalkii sokeeye ee Itoobiya ee ka dhacay gaar ahaan gobolka Tigray ay xaqiijisay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay iyo madax ka tisan dowlado caalami ah oo u kuur galay dagaaladaas.

    Midowga ayaa sidoo kale sheegay inay ka welwelsanyihiin dacwadaha soo badanaayey iyo banaanbaxyada ku aadan arrintan uu ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu u magacaabay guddi loo wada arkay “magac-u-yaal oo ku jiraan dadkii mas’uulka ka ahaa maamulka iyo siyaasadda ciidamada, oo aan wax ka dhihin arrintan cadeeymahooda maalin walba gaar ahaan markii ay ciidamada Tigre dib u qabsadeen deegaanadooda.”

    Warka Midowga Musharixiinta ayaa lagu weerarray Farmaajo oo xilligan doonaya inuu mar kale isku sharxo xilka Madaxweynaha; iyadoo lagu dhaliilay Ra’iisal wasaare Rooble Guddi aan waxqabad lahayn oo aan magac u yaal ah inuu arrintan u magacaabay, iyadoo mas’uuliyadda dusha u saaray Farmaajo.

    Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Madaxweynha muudo-xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hadda u hanqal taagaya muddo kale in lagu abaal-mariyo in uu garowsado in uu ku fashilmay xilkiisii oo uu ku takri falay ilaalinta Dastuurka Qaranka:

    1- Inuu iska casilo xilka uu hadda sida sharci-darrda ku joogo;

    2- Inuu umadda Soomaaliyeed ka hor-istaagto in uu u tartamo xilka mar kale;

    3- Iyo in laga mamnuuco in uu mas’uuliyad heer qaran ah mar kale ka qabto dalka.

    askarta maqan Eritrea Musharixiinta madaxweynaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug oo Alshabaab ka qabsaday Degaano ka tirsan Gobolka Mudug…
    Next Article Guddiga Doorashada Puntland oo tartan la’aan Muqdisho ku doortay Guddoomiye iyo ku xigeen (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo