Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Midowga Musharixiinta oo ka hor yimid Muddo kororsi loo sameynayo Farmaajo iyo xukuumadiisa

    Midowga Musharixiinta oo ka hor yimid Muddo kororsi loo sameynayo Farmaajo iyo xukuumadiisa

    April 12, 2021Updated:April 12, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa caawa saqdii dhexe kadib shir jaraa’id oo degdeg ah ku qabtay Muqdisho Midowga Musharixiinta oo si weyn uga hor yimid muddo kordhin ay doonayaan madaxda waqtigu ka dhacay.

    “Waa nasiib darro gogoshii oo fidsan in muddo korosi la aado, waa nasiib darro aad u weyn oo soo wajahday dadka Soomaalyeed, waxay raadinayeen in la helo doorasho heshiis lagu yahay oo keenta xasilooni… Si cad ayaan uga soo horjeednaa, waana sharci darro, amaanadii umadda Soomaaliyeed cidna kuma takri fali karto, waxaan leenahay hogaanka dalka meesha uu ku socdo waa khaldan tahay” ayuu yiri Guddoomiyaha Midowga Mushariixinta Shariif Sheekh Axmed.

    “Waxay muujineysaa xukun jaceyl iyo kursi isku dhejis, 2 bilood ayuu ku joogaa sharci darro, haddana wuxuu ka shaqeynayaa inuu muddo kororsi sharci darro ah sameeyo.. waxaa nasiib darro ah in lagu aadiyo maalinta ciidamada 12 April..” ayuu mar kale yiri Sheekh Shariif oo ciiidamada ugu baaqay inay aqbalin amarrada madax waqtigoodu dhacay.

    Wuxuu sheegay in wax badan laga digay muddo kororsi, shalayna loo heystay lama filaan, laakiin maanta la dul joogo.. wuxuuna ka digay in dalka loo horseedo qalalaase xaaladda uga sii dara, tallaabo kastana ay noqon doonto sharci darro.

    Shirka jraa’id ayaa waxaa Sheekh Shariif ku wehliyey Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame.

    Doorashada Midowga Musharixiinta Shir jara'id Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo badan oo la dhigay Wadooyinka Muqdisho iyo Midowga Musharixiinta oo go’aan degdeg ah…
    Next Article XOG: Sidee loo abaabulay Mooshinka Muddo kororsiga ee Madaxtooyadu diyaarisay..? (Isbedeladda ku yimid)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo