Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Midowga Musharixiinta oo Qarka u saaran inay kala tagaan iyo Arrimaha soo dhex galay

    Midowga Musharixiinta oo Qarka u saaran inay kala tagaan iyo Arrimaha soo dhex galay

    November 7, 2021Updated:November 7, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharixiinta Xilka Madaxweynaha ee la baxay Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo gaaray xaalad aanay kusii wada socon karin, kadib markii ay dhibaato ku noqotay inay isku aragti ka noqdaan xaaladihii ugu danbeeyay.

    Midowga oo halgan dheer soo maray, isla markaana xubnaha ku jiro ay ku mideysnaayeen in la helo doorasho xalaal ah iyo halgankii lala galay muddo kororsiga ayaa mar kasta oo doorashadu soo dhowaato ku qasbanaa inuu soo dhammaado isbaheysigooda, laakiin xilligaas ka hor ayey hadda u muuqudaan inay kala daneysteen.

    Guddoomiyaha Golaha Shariif Sheekh Axmed oo muddo dheer ka caga jiidayey hoggaanka, iska fogeeyay dagaalkii Muqdisho ee lagu fashiliyey muddo kororsigii Farmaajo ayaa dhowaan laga diiday is-casilaad, iyadoo lagu qanciyey in xilliga yar ee haray uu dhammeysto, wuxuuna si gaara u wataa ololihiisa.

    Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur oo ahaa kuwo isku mowqif dhow ayaa kala baxay, waxaana hoos udhac weyn ku yimid saameynta mushariixintii kale ee Midowga Mushrixiinta oo khalkhal u galay khilaaf ka dhex qarxay C/kariin Guuleed iyo C/raxmaan C/shakuur, kaasoo ku saabsanaa taageerada ama cambaareynt Ra’iisal Wasaaraha.

    Go’aankii ugu danbeeyay ee Midowga Musharixiinta ka qaatay Xaaladda Galmudug ayaa bannaanka keenay inaysan sii wada socon karin Midowga Mushariixinta, lana soo gaaray xilligii ay kala tegi lahaayeen.

    Waxaa arrintan si cad bannaanka u keenay afhayeenka Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle oo Jimcihii qabtay shir jaraa’id oo isaga u gaara, kuna eedeeyay Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda Maamul Goboleedyada inay qaadayaan mas’uuliyadda dib u dhaca Doorashada aan la ogeyn xilliga ay dhici doonto.

    Taageerayaasha Musharixiinta ayaa maalmihii ugu danbeeyay dagaal ku dhex marayaa baraha bulshada, waxaana la sheegay inay isu adeegsanayaan taageerayaashooda oo degdeg badani ka muuqdo.

    Musharixiinta Golaha iyagoo ku jira haddana isaga tegay iyo kuwa rajada ka qaba inuu golaha sii jiro waxay ku xirnaan doontaa horumarka laga gaaro Doorashada oo weli si weyn gaabis ugu socota.

    Doorashada Midowga Mushariixiinta Musharixiinta madaxweynaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDiyaarad Drone ah oo lagu weerrray Guriga Ra’iisal wasaaraha Ciraaq ee Baqdaad & Xaaladiisa
    Next Article Alshabaab howlgal Qarsoodi ah ka waday Baydhaba oo la qabtay iyo Dad aan la fileyn oo ka mida..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo