Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Mo Farah oo ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariisanayo & Sababta [DAAWO SAWIRRO]

    Mo Farah oo ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariisanayo & Sababta [DAAWO SAWIRRO]

    August 22, 2016Updated:August 22, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Orodyahanka dalka Ingiriiska Mo Farah ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo Ciyaaraha Orodada caalamiga ah,

    kadib markii uu xaqiijiyay inuu 4 biladood oo Dahab ah ka qaato labadii tartan ee Olombikada Adduunka London 2102 iyo Rio 2016.

    Mo Farah ayaa sheegay inay da’diisu gaartay 33 sano, isla markaana  aanu sidii hore u sii wadi karin  ciyaaraha orodada, isla markaana uu doonayo inuu waqti fiican la qaato qoyskiisa iyo caruurtiisa oo xilliyo badan kaga mashquulay tababarro.

    MoFarah
    MoFarah1
    MoFarah2
    MoFarah3
    MoFarah4

    Orodyahankan oo taariikhda Ingiriiska iyo tan dunida galay dhowaan markii uu laba jeer oo isku xigta ku guuleystay tartanka 5000 Mitir iyo 10,000 Mitir ayaa sheegay inuu doonayay in caruurtiisa mid kasta oo kamida uu siiyo bilad, haddana riyadiisa ay u rumowday.

    Biladii ugu danbeysay ee 10-ka kun Mitor ayuu siiyay wiilkiisa yar ee Hussein, halka biladii ka horeysay ee 5000 mitir uu hore u sheegay inuu siiyay gabadha ay xaaskiisa hore u dhashay ee Rhiana, labadiisa gabdhood ee mattaanaha ah Caisha iyo Amani ayuu hor u siiyay labadii biladood ee ciyaarihii London.

    Wareysi uu siiyay jariirada Daily Mail ayuu Mo Farah ku sheegay inuu ciyaaraha Orodada ka fariistay.. “Haddii aan aado 2020-ka Tokyo waxay noqon doontaa socod dheer aniguna kuna fiicni maaratoonka” ayuu yiri Mo Farah.MoFarah4MoFarah3MoFarah2MoFarah1MoFarahWadani.com

    Mo Farah Mohamed Farah Rio 2016
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleStudents among 23 killed in Somalia bombings
    Next Article Yuusuf Jimcaale: “Kaarka Minishiibiyo waa sharci…” Jawaab loo diray Hanti-dhowrka [DHAGEYSO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo