Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Mooshinkii xaaladda Laascaanood oo la hakiyey iyo Dood kulul dhex martay xidhibaannada..

    Mooshinkii xaaladda Laascaanood oo la hakiyey iyo Dood kulul dhex martay xidhibaannada..

    December 31, 2022Updated:December 31, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta looga halay xaalada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo doodo kulul ay is weydaarsadeen xildhibaannada.

    Xildhibaannada kasoo kala jeeda Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan Gobollada SSC ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaalada magaalada Laascaanood oo bannaanbaxyo rqabashado wata ay ka socdaan maalintii 5-aad, iyadoo ciidamda Somaliland ay ku dilen 7 qof oo shacab ah.

    Xildhibaan Cabdi Qawdhan oo kasoo jeeda degaanadaasi ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Sool ay ay ahayd in Dood laga furo Baarlamaanka, balse aanay dhicin, wuxuuna ku eedeeyay maamulka Somaliland inay tacdiyo ku hayaan dadka La.

    “Dadkaas waa dhibaatada u geystay ma aha qabiil.., waa maamulka meesha ka taliya.. saacadan aan joogno xasuuqu waa scocdaa, tacadiga waxaa heystay maamulka Muuse Biixi..” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Qowdhan.

    Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye oo kasoo jeeda degaanda Somaliland ayaa isna sheegay in waxa ka socda magaalada Laascaanood ay tahay wax laga xumaado, wuxuuna ku dooday in dilal qorsheysan ee ka dhaca magaalada aanu ka danbeyn maamulka Somaliland, taasoo uu sabab uga dhigay in gacmo shisheeye ay ku jiraan, maadaama qaar ka mida mas’uuliyiinta maamulka lagu dilay.

    “Maareeye isagaa laga rabaa inaysan ciidamada Somaliland leynin dadka Laascaanood, annaga waxaan heynaa caddeymo ciidamada Somaliland oo dilaya shacabka Lascaanood” ayey tiri Xildhibaan Sahra C/llaahi Bun-dubte oo u jawaabay xildhibaan Maareeye.

    Waxaa maanta socon waayey Mooshin ay Guddoonka u gudbiyeen xildhibaanno doonayey in ajendaha lagu daro arrinta ka taagan Gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laas-caanood.

    Qaar ka mida xildhibaannada ayaa ku eedeyay Guddoonka Golaha Shacabka inuu hor istaagay Mooshinkii, iyagoo sheegay inay Isniinta kusoo celin doonaan.

    Kacdoonka Laascaanood Maareeye Sool Top Xildhibaan Qowdhan Xildhibaannada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Hay’adda NISA iyo Haramcad oo loo dhaqaajiyay Gobolka Sh/Hoose
    Next Article Wasaaradda Waxbarashada oo Qoraneysa shaqaale 3000 Macallin ah iyo xubno mudnaan leh

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo