Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Mucaaradka oo ka faa’iideysanaya fursadaha ay dayacday Dowladda Soomaaliya {Qormo}

    Mucaaradka oo ka faa’iideysanaya fursadaha ay dayacday Dowladda Soomaaliya {Qormo}

    December 12, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo jiitaan qabaa’ilka, culimadda iyo qeybaha kale ee bulshadda, waxey u muuqdaan kuwa xooga saaraya iney dadka iyo dowladda iska hor keenaan.

    10-kii cisho ee lasoo dhaafay waxey la kulmeen duubabka dhaqanka ee beesha Mudulood iyo Hay’adda culimadda Soomaaliyeed, warar madaxbanaan ayaa sheegaya in kulankii mucaaradka iyo culimada la isku mari waayay oo madal kale loo balamay.

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa horey ugu eedeyay culimadda iney mushaar ka qaataan Dowladda, taas ayaa loo arkaa mida keentay in la isku mari waayo kulanka. Hay’adda culimadda oo ay Shiikh Bashiir Axmed Salaad iyo Shiikh Nuur Baaruud Gurxan madax ka yihiin ayaa hadda dhexda uga jirta marxalad kala jiidasho ah, waxaa dadka qaar cabsi ka qabaan sidda ay ku socoto howsha hay’adda culimadda.

    Dowladda Somalia ayaa hadda ku qasban iney dib u fur furto xarkaha ay mucaaradku xireen si aan looga leexsan bulshadda, waxa kaloo jirta madal uu sameeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loogu talo galay in lagu badalo aragtidda dhalinyarada taabacsan Dowladda, dhinacyadaan oo dhan waa meelo ay Dowladdu ka jiifatay oo ay u aragtay ineysan ahmiyad badan laheyn.

    Mucaaradka oo markii hore dhowr qeybood ahaa ayaa waxaa dhankooda u socda kulamo lagu mideynaayo ujeedooyinkooda, waxaa tusaale kuugu filan in xildhibaan Faarax Shiikh C/qaadir uu hareer fadhiyay Cabdiraxman Cabdishakur ,kulankii ay wada qaateen mucaaradka iyo hay’adda culimadda.

    Fursado badan oo ay dayacday Dowladda madaxweyne Farmaajo ayey ka faa’iideysanayan kooxaha mucaaradka, mida ugu muhiimsan waa isku duwidda iyo hagida qeybaha bulshadda gaar ahaan qaba’ilka caasimadda dagan.

    Dowladdu waxey heli kartaa dhowr qaab oo ay shacabka ku hagi karto kagana bad baadin karto iney gacanta u galaan mucaaradka oo ay fikradahooda qaataan.

    Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan

    Dowladda Farmaajo Kheyre Mucaaradka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKoox Dabley ah oo fal Dil ah ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha, Magaalada Muqdisho
    Next Article Ciidamada Imaaraadka tababarray oo Arday kala baxay Jaamacad ku taalla Magaalada Muqdisho [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo