Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Mudane, Ra’iisul Wasaare iska Sax, Blue Economy. (Qormo)

    Mudane, Ra’iisul Wasaare iska Sax, Blue Economy. (Qormo)

    December 7, 2022Updated:December 7, 20223 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Araar.

    Yaan loo qaadan Dhaliil, waa khalad iiga muuqday Dukument ka soo baxay XRW.

    1. Warqadda Tixraac XRW 0074/30/2022 ee ku Taariikheysan 30/11/2022.

    Waxaa lagu bedaly Magacii “Wasaarada kaluumeysiga iyo khayraadka Badda” loona bixiyay “Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah”.

    Waxaa ku Qoran Warqadu in ey dhaqan galee marka uu saxiixo RW, waxa uuna saxiixay 30/11/2022. Halkaa waxaa ku cad in ey dhaqan galee Taariikhdaa kor ku xusan.

    isla warqadaa waxaa ku qoran, waxaa la bedelay Magacii hore. Waxaana la bedelay laga Bilaabo 30/11/2023. taa oo u muuqato in bedelku uu bilaabanayo Sannad kadib waa 2023, hore ayaana loo yiri: Waxa uu dhaqan galaa marka uu saxiixo RW oo aheyd 30/11/2022. Halkaa khalad ayaa iiga muuqdo. ( F.S: 1aad)

    2. Magaca cusub ee loo bedelay oo ah “Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah”.

    Marka laga Hadalayo qeexidda Dhaqaalaha Buluuga ah, waxa uu ka kooban yahay: Kaluunka, Noolaha kale ee Badda ,Gaadiidka Badda, Dalxiiska Xeebaha, Macdanta, Shidaalka Gunta Badda, Meelaha lagu farsameeyo Maraakiibta iyo Doomaha, Quwadda laga dhaliyo Biyaha Badda iyo Maceynta Biyaha Badda.

    Mar haddii la yiraa Dhaqaalaha Buluuga ah, Kaluunku waa ka mid, waxaa haboon intii la dhihi lahaa “Wasaarada Kaluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugaa” in lagu soo koobo “wasaarada Dhaqaalaha Buluuga ah” oo kaliya oo aan Kaluunka laga soocin dhaqaalaha kale ee Buluuga ah, sida ku cad qeexidda Dhaqaalaha Buluuga ah ama sida Caalamku u yaqaan.

    3. Haddii si kooban aan u qeexno nuucyadan dhaqaalaha Caalamku sida uu u yaqaan.

    a) Blue Economy: Si kooban waa in si joogta ah loo horuumariyaa khayraadka Badda iyo Xeebaha, mar marna waxaa lagu daraa Harooyinka iyo Wabiyadda. Aragtidan “Blue Economy” waxaa badanaa laga soo qaatay Buugii uu qoray: Mr. Gunter Pauli 2010 uuna uga hadlay sida looga faa’iideysanayo Dhaqaalaha Buluuga ah, waan jeclaa lahaa in Wasaaradu ka faa’iideeysato Buugaa iyo Buugaata kale ee laga qoray Siyaasadda Dhaqaalaha Buluuga ah, policy of Blue Economy.

    b) Green Economy: Waxa mid ku kooban joogeeynta dhaqaalaha si gaar ah, Gaadiidka Badda,Tamarta iyo Warshadaha la xiriiro wax soo saarka khayraadka Badda.

    c) Orange Economy : Waa dhaqaale Asalkiisu ku Saleeysan yahay, Hal abuur, Cilmi Baaris, khibrad, Fikrado, Xuquuq qoraal, IWM.

    d) Grey Economy : Waa dhaqaale Sharciyeysan, Laakin aan la ururin lana habeeyn.

    e) White Economy: Waxa uu la xiriiraa Daryeelka Cafimaadka gaar ahaan Dadka Baahiyada Gaarka ah qabo iyo kuwa Da’da ah, in loo faa’iideeyo laga faa’iideysto.

    f) Black Economy : waa dhaqaalaha kuwa ku shaqeysto wax ka baxsan Habka nidaamka maaliyadda & Cashuuraha. Dowladuna ey war qabto, Laakin aan laga qaadin Cashuurta ku waajibtay.

    g) Red Economy :waa dhaqaalaha kuwa qaato dhuuxa khayraadka, reebana Haraagga wasakhda ah.

    h) Silver Economy: waxaa laga soo qaatay Dalka Japan oo ku maalgaliso Cafimaadka Dadka Da’da ah. Dalkaa oo tira badan oo Dadkiisa ahi ey aad u cimriyaan kana weyn yihiin Da’da 65 sano jirka ah.

    4. Aragtida Caalmka iyo Dhaqaalaha Buluuga ah:

    African Union ayaa leh: Dhaqaalaha Buluuga ah, Qaarada Africa waxa ey ka heshaa Sanadkii $ 300 Billion, waxaana shaqo ka helay 49 Million oo Qof.

    World Bank: waxaa haboon in si wanaagsan loo isticmaalo khayraadka Badda lana dhowro Ecosystem-ka.

    EU: Blue Economy, waa in lagu daro dhamaan Warshadaha la xiriiro wax soo saarka Badda oo lagu horuumariyo Maal gashiga iyo Mustaqbalka Yurub.

    Baddu waa Buluug inta Cirka ka koreeyo uu Buluug yahay. Muhimaddu waa khayraadka ku jiro iyo sidii looga faa’iideysan lahaa.

    FG: Aragtiyeyda Labada qodob ee Sare ku qoran 1 &2 ee warqada Ra’isul Wasaaraha waa Aragti qofeed.

    Waxa Qoray: Yahya Amir

    Blue Economy Top Wasaaradda Kalluumeysiga Yahye Amir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWakiilka Midowga Afrika ee Somaliya oo si weyn u amaanay ciidamada Dowladda iyo Macawisleyda
    Next Article Muuse Biixi oo Shuruudo ku xiray Wahadal uu la galo Xasan Sheekh, kadibna tegay Jabuuti

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo