Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Mudane Sanbaloolshe ma in la aamusiyo ayuu rabaa..? (Faallo Xasaasi ah)

    Mudane Sanbaloolshe ma in la aamusiyo ayuu rabaa..? (Faallo Xasaasi ah)

    February 3, 20182 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku tilmaamay inuu isu rogay mucaarad ,laakiin taas dood ka duwan ayaa muuqata. 

    Ilaa 4 wareysi oo kulul ayuu bixiyay ,wareysiyadda qaar wuxuu Dowladda ku dhaliilay gaar ahaan madaxtooyadda iney dagaal xoogan la gashay oo ay dhaafisay kursigiisii, wuxuu yiri madaxweynaha waxaa uggu jira faraanti jin ah, wuxuu diiday inuu si toos ah ugga hadlo arinta dhiibista Qalbi Dhagax inkastoo uu sheegay inuu isagu ahaa qof ku shaqeynayay amar madaxda kore ka yimid, wuxuu u muuqday nin wax badan og ,wuxuu mar walba isku dayaayay inuusan madaxweynaha dhaliisha saarin, , hadaba muxuu u hadlaya Sanbaloolshe?.

    Dalka waxaa ka dhacday dhowr kiis oo aaney madaxdu ilaa hadda toos ugga hadal, Sanbaloolshe wuxuu hayaa sirta Qaranka gaar ahaan Dowladda hadda jirta, arinta Qalbi Dhagax waa u tun ku taagan madaxda hadda joogta, ma jiro qof ku dhiiran kara inuu sheegto inuu amarkaas bixiyay, wararka sheegaya in madaxtooyaddu lacag ku bixisay musharaxii la tartamaayay waxey u badan yihiin kuwa saxan.

    Sanbaloolshe oo xilkii lagga qaaday ,midkii kalana lagga riixday waxaa u muuqata fursad uu xil kale ku raadsan karo oo ah inuu hadlo isagoo cabsi galinaya madaxdda sare, hadii uu Sanbaloolshe sheego cidii bixisay amarkii laggu dhiibay Qalbi Dhagax uuna cadeymo la yimaado waxaa dhici karta dhiiqo siyaasadeed, wareysiyadda nuucaan ah waxaa la yiraahdaa “i aamusi” oo la micno ah boos ii raadi.

    Villa Somalia waxa ay ku qasban tahay in aamusiddo Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo uggu yaraan loo raadiyo safaarad waliba waa inuu noqdaa safiir aan la badalin waqtiga u haray madaxweyne Farmaajo sida ay qabaan dadka siyaasadda faaqidda, wareysiyadiisu waxey u muuqdaan fariin , hadii aan si deg deg ah loola hadal Sanbaloolshe wareysiyadda xigga ee uu dhiibi doonno waxey noqon karaan dacar siyaasadeed.

    Sanbaloolshe waxaa laggu tilmaamaa nin aan gamban inta badan, Is bad baadintu waa qeyb ka mid ah fahamka siyaasadda fiyoow.

    W/Q: Cabdulaahi Cismaan Faarax
    [email protected]

    NISA Sanbaloolshe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Sidee Shirkadda ECCO ula wareegtay mid ka mida shaqadii Dowladda Hoose ee Muqdisho.?
    Next Article Diyaarad Dagaal oo Ruushka looga soo riday dalka Suuriya & Duuliyihii oo la qabsaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo