Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Muddo Xileedkii Sharciga ahaa ee Baarlamaanka Somaliya oo maanta ku dhammaatay & Magaca loogu yeeri doono

    Muddo Xileedkii Sharciga ahaa ee Baarlamaanka Somaliya oo maanta ku dhammaatay & Magaca loogu yeeri doono

    December 27, 2020Updated:December 27, 20202 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta oo ku beegan 27 Disembar 2020 ku dhammaaday mudo xileedkii sharciga ahaa ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la dhaariyey maanta oo kale afar sano ka hor (27 Disembar 2016).

    Baarlamaanka 10-aad oo lagu tilmaamay tii ugu tayo liitay ee ku milmay hay’adaha Madaxtooyada iyo Fulinta ayey muddadii xil-heynta ka dhammaatay iyadoo aan la dooran Baarlamaan kale, isla mariana aanay jidka kusoo jirin xildhibaanno cusub, waxaana weli lagu muransan yahay fulinta heshiiskii Doorashada Dadban ee mar kale la qaatay in lagu soo xulo Baarlamaankii bedeli lahaa ee 11-aad.

    Baarlamaanka waqtigiisu maanta ku eg yahay wuxuu ku fashilmay howlihii muhiimka ahaa ee loo xil saaray markii la doortay oo ay ugu horeeyeen: Dhammeystirka Dastuurka si Afti dadweyne loogu qaado; Qabashada Doorasho Qof iyo Cod ah iyo La xisaabtanka xukuumadda.

    Waxaa la yaab leh in Baarlamaankani inuusan dooneyn kaliya inuu ahaado Baarlamaan xilka sii haya inta laga dooranayo Baarlamaan cusub, basle uu ku talo jiro inuu yeesho awood la mida Baarlamaan sharci ah oo xilligiisa shaqeynaya (Dooran kara madaxweyne cusub), taasoo ka muuqatay qodob lagu soo daray heshiiskii Doorashada Dadban ee 17 September 2020 oo xeer ahaan Baarlamaanku u ansixiyey, balse aan loo marin qaab wax ka bedel Qodob Dastuur.

    Si kastaba ha ahaatee Baarlamaanka 10-aad ee Federaalka Soomaaliya wuxuu qaadan doonnaa wixii maanta ka dambeeya: ‘Baarlamaanka xilka sii haya’ ama ‘Baarlamaanka xilgaarsiinta’, waxaana suuragal ahayn inuu Baarlamaan xilgaarsiin ah yeesho awood la mida Baarlamaan rasmi ah.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga lagu muransan yahay oo Maamul Goboleedyada ka dalbaday inay bilaabaan Doorashada Aqalka Sare
    Next Article Xaalad milateri oo ka jirta magaalada Beledweyne iyo Dad badan oo lagu xirxiray (Wararkii ugu danbeeyay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo