Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Muqdisho oo murugo ku sagootisay Dhalinyarradii lagu laayey Qaraxii Shangaani (Akhriso Magacyadooda)

    Muqdisho oo murugo ku sagootisay Dhalinyarradii lagu laayey Qaraxii Shangaani (Akhriso Magacyadooda)

    April 4, 2021Updated:April 5, 20212 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu aaskay dhalinyarradii lagu laayey qarixii Saddexda Geed ee degmada Shangaani ka dhacay xalay, iyadoo baroordiiq iyo murugo hareysay caasimada iyo baraha bulshada.

    Dhalinyarradan oo intooda badan ahaa saaxiibo ayaa maanta 4 ka mida hal mar lagu aasay Qabuuraha Muqdisho, iyadoo ehelada iyo saaxiibada dhalinyaradaasi ay ka muuqatay murugo iyo niyad jab weyn, balse ay ugu duceeyeen inuu Alle u naxariisto.

    Dhalinyarrada ayaa u badnaa Jaamiciyiin ka qalin jebiyay Jaamacadaha Muqdisho, waxayna ahaayeen macalimiin iyo Aqoonyahanno da’ yar oo mustaqbal ifaya leh, balse ay qadartu qabsatay inay ku baxeen gacan is-miidaamiye isku qarxiyey goob ay ku nasanayeen, kuna Shaahayeen.

    Dhalinyarradaasi waxaa ka mida ahaa:

    May be an image of 1 person and standing

    Yaasiin Xuseen Cusmaan Sareeye: wuxuu dhowaan ka qalin jabiyey Jaamacada Banaadir, waxaana la dhintay saddex ka mida saaxiibadiis.


    May be an image of 1 person and text

    C/maalik Maxamuud, wuxuu ahaa arday dhigta Jaamacadda Muqdisho, gaar ahaan Kulliyada Injineeriyada oo sanadkii ugu dambeeyay uu ku jiray, iyadoo dadka dhaawacmay uu ku jiray walaalkiis.

    Dhalinyarada kale ee ku dhintay Qaraxa waxaa ka mida C/qadar Maxamed Cali iyo Maxamed Deeq Cusmaan oo ay saaxiibo ahayeen labada dhalinyaro ee hore.


    May be an image of 1 person, sitting and indoor

    Cabdulaahi Isxaaq: Wuxuu ka mid ahaa dadii ku geeriyooday Qarixii Shangaani, wuxuu ahaa aqoonyahan jaamici ah, waxayna saxiibadii ku tilmaameen qof Af-gaaban, edeb badan, dadkana u naxariista.


    May be an image of 1 person, standing, sunglasses and outdoors

    Ibraahim Maxamed Yuusuf: Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Arday dhigta Jaamcadda Jamhuuriya ee magaalada Muqdisho.


    May be an image of 1 person, sitting and indoor

    Ustaad Cabdiraxmaan Xuseen Weheliye: Wuxuu ahaa Jaamici, wuxuuna waxa ka dhigi jiray Dugsiga Wiilwaal, isagoo imaam ka ahaa Masjid.


    Dhammaandood Allaha u naxariisto.

    Wadani

    Dhalinyaro la dilay Geeri Muqdisho Qarax shangaani
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Afisyoone oo hakad la geliyey iyo Is-mari waaga ka dhex taagan Farmaajo, Deni iyo Axmed Madoobe
    Next Article Faahfaahin: Wiil Soomaali ah oo toogasho lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo