Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Muqdisho Xilligan musharax kasta waa MADAXWEYNE..! [Qormo dhab ka hadal ah] -Akhriso

    Muqdisho Xilligan musharax kasta waa MADAXWEYNE..! [Qormo dhab ka hadal ah] -Akhriso

    January 30, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho xiligan la joogo musharax kasta waa madaxweyne, waxaa uu leeyahay ilaalo, koox hab maamuus, kuwo ilaaliya ballamaha iyo booqashada , kuwo suuqa ugu jira oo ugu yaraan magacaydooda ka sheeg sheega meelahaasi iyo koox baraha bulshada u qaabilsan.

    Xarumaha ay deganyihiin waa kuwo laga shaqeeyay oo ugu yaraan u diyaarsan, waxaa dhacda in sadex ama labo xarumood ugu yaraan hal musharax u kiraysantahay, waxay dhex socdaan magaalada iyagoo uu weheliyo ugu yaraan hal gaari oo ciidan ah, intooda badan xildhibaano ayaa hareeraha ka jooga , saaxiibo aaminsan in ay dowladd la dhisayaan oo mar mar aad moodo in lagu saleeyay shaxda (4.5) ayaa musharax kasta ka agdhow odayaal dhaqan kama maqna haweenkuna doorkooda ayeey ka qaadanayaan.

    Musharaxkasta mid xil haya iyo mid aan haynba waxaa yar wakhtigiisa , waxaa uu joogaa maalmo uu jilayo in uu talinayo isaga oo aan hubin in uu sidan sii ahaan doono sanado! mid kasta waxaa loogu yeeraya madaxweyne! mar mar waxaa arkaysaa iyagoo dhowr ah oo midba kan kale ku leeyahay madaxweyne!

    Waxaa uu musharax kasta aad u jecelyahay in ay maqlaan waxii dhegahooda u fiican sida amaanta , talaabo uu sameeyay oo kooxda agjoogta ku amaanto , ama in loo sheego daldaloolada qofka uu isagu khatar u arko, si ay u gasho rajo guul ah.

    Markaan oo kale waxaa albaab kasta u furanyahay waa xildhibaanada oo musharax kasta uu kor ka tirsanayo, iyaguna isku si u qaabilaya musharixiinta, balse codkooda la ogaanayo daqiiqada u danbeysa.

    Musharixiintu hada mid kasta waa madaxweyne, balse 8-Febraayo hal mid ayaa noqonaya madaxweyne oo sii joogteysanaya adeega uu haysto maanta oo lagu daray awooda qaranka.

    W/Q: Weriye Jaamaca Dabaraani

    Jaamacad Dabaraani madaxweyne Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaweeney ku dhawaaqday inay tahay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii… [DHAGEYSO]
    Next Article DAAWO: Bandhigii ugu weynaa oloalaha Doorashada Xasan Sheekh oo Muqdisho ka dhacay [Imisa xildhibaan…?]

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo