Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Muqtaar Roobow isma soo dhiibin [Akhriso Qormo xasaasi ah]

    Muqtaar Roobow isma soo dhiibin [Akhriso Qormo xasaasi ah]

    August 21, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxey ila tahay inaan Muqtaar Roobow Abuu Mansuur loo isticmaali karin sargaal isu soo dhiibay Dowladda Somalia, waxaana qabaa iney saxaafaddu si kale u dhigto jeedinta arintaan, tan iyo markii uu hadalka ka jeediyay guriga Royal Place ee Muqdisho waxaan joojiyay inaan u isticmaalo ereyga “isi soo dhiibid” waxaanse wali arkaa qorayaal sidaas isticmaalaya ilamana qumana hadii aan hadalkiisa dib raacno.

    “Waxaan imid Xamar anigoo marti u ah Dowladda, hadda wada hadal ayaa inoo socdda wax wanaagsan ayaana ka rajeynaya waana ku mahadsanyihiin sida ay isoo dhoweyeen” markii uu intaas ku qudbeeyo qof markisii hore mucaarad duur ku jira ahaa laguma micneeyn karo qof isi soo dhiibay ee waa nin mucaarad ah oo soo dabcay lana hadlaya Dowladii uu kasoo horjeeday, wada hadalka waa la isku fahmi karaa waana la kala boodi karaa.

    Hadii isi soo dhiibid la dhihi lahaa Roobow wuxuu lahaa 280 askari oo ilaalisa oo aadna u hubeysan, hadii ay arintu isi soo dhiibid tahay xitaa ciidankiisa ayuu keeni lahaa oo Dowladdu la wareegi laheyd isla waqtigaas, balse askartiisii waxaa ay wali joogtaa meeshii uu isagu daganaa oo aaney Dowladda iyo Shabaabku midna heysan, Ciidanka Roobow waxey sugayaan waxa kasoo baxa wada hadalka labadda dhinac.

    Hadii la isku fahmo wada hadaladda Dowladda dhexe iyo Muqtaar Roobow waxaa arinta wadaadkaan loo arkaa heshiis dhex maray Dowladda iyo shaqsi mucaaarad ahaa oo hubeysnaa ,markaas waa mucaarad la heshiiyay Dowladda ee ma’ahan mid isi soo dhiibay.

    Astaamaha qof isi soo dhiibay lagu yaqaano waa labo , mida hore waa in ay goobta timaada Dowladdii la isu soo dhiibay oo ay saxaafadda u sheegaan inuu isku soo dhiibay ruuxan kadibna ay ka hadal siiyaan, mida labaadna waa inuu isagu qirto inuu isi soo dhiibay uuna ka shalaaya wixii hore, labadaas miyaad ku aragtay xaaladda Roobow ? hadaba sideen u dhahnaa waa isi soo dhiibay.

    Muqtaar oo sida uu sheegay aan 5 sano iyo 7 bilood dhinacna ka tirsaneyn ayaa la aaminsanyahay inuu door biday inuu Dowladda dhexe la heshiiyo waxaana socda wada hadalkii arinkaas, hadii la isku fahmo waxaa uu noqonayaa mucaarad la heshiiyay Dowladii uu kasoo horjeeday kadib ayaana la filaya in la qarameeyo ciidankiisa oo ay soo xaroodaan.

    Waxaan rajeynaya ineysan saaxibadeyda qalinku isticmaalin ciwaanka “isu soo diibid” marka ay ka hadlayaan xaaladda Roobow.

    Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax
    [email protected]

    Mukhtaar Abuu Roobow Roobow Roobow isma soo dhiibin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Yaa ka danbeeya Moohinka Aqalka Sare laga geeyay Ra’iisal Wasaaraha..?
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo xarunta Azhar oo la kulmay Sheekha Al-Azhar [SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo