Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Muran ka taagan xubnaha Aqalka Sare ee Dirta Waqooyi oo qarka u saaran inuu Qarxo [Dhageyso Gaas]

    Muran ka taagan xubnaha Aqalka Sare ee Dirta Waqooyi oo qarka u saaran inuu Qarxo [Dhageyso Gaas]

    November 18, 2016Updated:November 18, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo ilo ku dhow Madaxda Madasha Qaran  ayaa sheegaya in muran xoog leh ka jiro xubnaha aqalka sare laga siiyay degaanada Somaliland.

    Khilaafka ka taagan xubnahan ayaa salka ku haya 11-ka xubnood cidda qaadaneysa iyo beelaha ay ka imaanayaan, waxaana heshiis iyo hanaan doorasho oo dhowaan shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya lagu caddeyn waayay arrintan.

    Qorshaha oo ay si weyn uga hor timid Puntland ayaa lagu magacaabay Guddi soo magacaaba xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee ka soo jeeda Somaliland, waxayna arrinta la isku hayo ka dhaxeysaa odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland iyo Puntland.

    Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland oo muddo dheer diidanaa qoondada Xubnaha Aqalka sare ayaa dhowaan ogolaaday inay  kaqeyb galaan doorashada 2016, waxayna doonayaan in 11-ka xubnood ee loo qoondeeyay Somalilanad ay qaadato Dirta Waqooyi, arrintan waxaa si weyn u diidan Maamulka Puntland oo ku doodaya in ugu yaraan 2 xubnood ay ku yeeshaan beelaha Daarood ee dega degaanada Somaliland.

    http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/08/Cweli-Gaas-Isaaq.mp3

    Qoraal diidmo ah oo ay uga horjeedo Puntland in xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland loo qoondeeyay laga dhigo Dir Waqooyi ayaa loo kala diray beesha caalamka, waxaana guddiga Doorashada uu sheegay inay Madasha Qaran u taallo  go’aan ka gaarista arrintan.

    Xogta ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in muranka ka taagan xubnaha aqalka sare ee Somaliland qarka u saaran yahay inuu qarxo, iyadoo xilliga doorashadu yahay gabaabsi, isla markaana shirarkii Madasha Qaran ay hore u qabsoomi waayeen xaaladda doorashada oo kacsan awgeed.

    Wadani.com

    Aqalka sare Doorashada 2016 Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXaflad Aroos oo lagu qarxiyay dalka Ciraaq & Dad badan oo ku dhintay
    Next Article Kursigii ugu muranka badnaa ee Aqalka Hoose oo maanta lagu dooranayo Magaalada Jowhar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo