Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Musaveni ayaa sheegay in dadaakii ay geliyeen nabad ilaalinta ay Soomaaliya miraheedii la hayo maanta mar haddii ay Soomaaliya martri gelisay shir madaxeedkii IGAD.
Musaveni oo ka mid ahaa madaxdii maanta ka qeybgashay shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay uu ku sifeeyay in awoodii nabad ilaalinta Soomaaliya ay geliyeen ay arkeen natiijadeedii.
Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay marti gelisay shir madaxeedki 28-dii aan caadiga ahayn ee madaxda dalalka IGAD.
Wadani.com