Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Musaveni Uganda oo taageero buuxda u ballanqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    Musaveni Uganda oo taageero buuxda u ballanqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    August 9, 2022Updated:August 9, 20222 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa magaalada Kampala kula kulmay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ka wadahadlay xiriirka labada dal, isla markaana kala saxiixday heshiiyo iskaashi.

    Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo hadal kooban ka jeediyey wada-hadallo laba geesood ah oo dhex maray labada mas’uul ayaa ku bogaadiyey Madaxweyne Maxamuud iyo dhammaan dawladda Soomaaliya sida ay u dafireen beenta kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, isla markaana ay si hagar la’aan ah uga hawl-galeen sidii ay gabi ahaanba u go’doomin lahaayeen, loogana adkaan lahaa, si loo helo nabad buuxda. Soomaaliya.

    Musaveni ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sida dadka Soomaaliyeed loogu baahan yahay inay dowladooda dib ugu dhistaan, ayna ula dagaalamaan Alshabaab.

    “Mideynta iyo horumarinta waddanku waxay baahan yihiin fikrado sax ah, waxaan ku guuleysannay inaan dhisno ciidamadeena UPDF. Marka aan u dirnay howlgallada dibadda sida Soomaaliya oo kale waxaan u arkeynay inay waajib nagu tahay inaan walaalaheen Afrikaanka ah ku difaacno dareenka Afrikaannimo” ayuu yiri Madaxweyne Museveni.

    Madaxweyne Museveni wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay si iskood ah dalkooda uga difaacaan kooxaha argagaxisada, ayna ku dhaqmaan wadaniyad. Waxa uu si gaar ah u xusay in loo baahan yahay in la helo dhalinyaro Soomaaliyeed oo guntada sidii ay dalkooda u difaaci lahaayeen, uguna noqon lahaayeen ciidan.

    Musaveni wuxuu si cad u taageeray codsiga Soomaaliya ee ah inay ku biirto bulshada Bariga Afrika maadaama ay Soomaaliya buuxiyay dhammaan shuruudihii looga baahnaa in uu ku biiro, isagoo Xasan Sheekh ugu hambalyeeyay dib u doorashadiisa.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhankiisa si weyn ugu ammaanay Uganda sida ay uga caawineyso dalkiisa la dagaalanka argagixisada isagoo xusay in argagixisada Soomaaliya aysan ku ekeyn Soomaaliya oo kaliya balse ay tahay argagixiso caalami ah.

    Waxa uu intaa ku daray in dowladiisa ay kula dagaalamayso argagixisada Al-Shabaab saddex dhinac oo kala ah: mid fikir diineed, Milateri ahaan iyo mid dhaqaale si loo curyaamiyo, loona soo afjaro argagixisada.

    Labada hoggaamiye ayaa ku heshiiyey in la sii xoojiyo iskaashiga, waxaana ay soo dhaweeyeen saxiixa is-afgaradka labada dal ee dhinacyada iskaashiga diblomaasiyadeed iyo siyaasadda, Difaaca iyo iskaashiga ganacsiga.

    Hassan Sheikh Musaveni Somalia Top Uganda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXil wareejinta Wasiirada xukuumadii Rooble oo muddo 4 maalmood ah loo qabtay (Jadwal)
    Next Article Siyaasiga taageeray aqoonsiga Somaliland ee laga cabsi qabo inuu noqdo Madaxweynaha Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo