Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 10
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Mushaarka shaqaalaha iyo saraakiisha dowladda oo la dhimayo (Akhri wax ka bedelka Miisaaniyadda 2015)

    Mushaarka shaqaalaha iyo saraakiisha dowladda oo la dhimayo (Akhri wax ka bedelka Miisaaniyadda 2015)

    July 21, 20152 Mins Read Dhaqaalaha
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirada xukuumadda  Soomaaliya ayaa ansixiyay Axadii 19-kii July 2015 in wax ka bedel lagu sameeyo miisaaniyada 2015 oo hore Baarlamaanku u ansixiyay, iyadoo ladhimayo kharashaadka ku baxa Wasaaradaha, xafiisyada dowladda, mushaarka shaqaalaha rayidka iyo saraakiisha ciidamada.

    maaliyada

    Wa ka bedelka Miisaaniyadda waxaa golaha wasiirada ka ansixiyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka Golaha wasiirada guddoomiyay maalintaasi isagoo culeys ku saaray golaha wasiirada, wuxuuna balan qaaday in miisaaniyadda la bedelay lagu saleeyay dhaqaalaha gudaha oo bil waliba ay mushaar heli doonaan shaqaalaha dowladda iyo ciidamada.

    Wax ka bedelka oo u baahan inuu Baarlamaanku ansixiyo wuxuu saameynta ugu weyn ku yeelanayaa shaqaalaha rayidka, xildhibaanada Baarlamaanka ah iyo wasaaradaha iyadoo aan la sheegin wax saameyn ah oo uu ku yeelanayo madaxda sare iyo xafiisyadooda(Madaxtooyada, Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha).

    1. Shaqaalaha dowladda ee rayidka ah waxaa laga jarayaa ilaa 30%, tusaale ahaan shaqaalaha heerka (A) ee qaadan jiray $700 marka laga jaro casnshuurta waxay hadda qaadan doonaan $500 kaliya.

    2. Waxay arrintan saameyn ku yeelan doonta saraakiisha ciidamada kala duwan ee dowladu siiso mushaarka.

    3. Xildhibaanada Baarlamaanka waxaa casnshuur ahaan looga qaadayaa 18%, waxayna hadda qaadan doonaan $2500, halka ay qaadan jireen $3000.

    4. Kharash maalmeedkii la siin jiray wasaaradaha oo kala duwanaa waxaa inta badan laga dhigay $3000, halkii ay hore u heli jireen $4800 iyo ka badan

    5. Waxay kaloo wax ka bedelka xukuumadu dooneyso saameyn doonaa raashinka la siin  jiray ciidamada.

    Golaha wasiirada ayaa arrintan ansixiyay kadib markii uu madaxweynaha culeys ku saaray, wuxuuna sheegay in wixii hadda ka danbeeya la heli doono mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda bil waliba dhammaadkeeda.

    Lama oga sida arrintan u dhaqan geli doonto xilli miisaaniyadda 2015 ay ka harsan tahay 5 bilood oo qura, baarlamaankana laga doonayo inuu ogolaado wax ka bedelka la soo jeediyay, waxaase rajo xumo laga muujinayaa arrimaha maaliyadda dowladda Federaalka.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Miisaaniyad 2015 Mushaarka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGalmudug oo beenisay in Ahlu suna kala wareegtay Degmada Caabudwaaq
    Next Article Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku laayey magaalada Marka & xiisad ka dhalatay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo