Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle: Muxuu uga duwan yahay Xasan Sheekh..? [Qiimeynta Musharaxa]

    Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle: Muxuu uga duwan yahay Xasan Sheekh..? [Qiimeynta Musharaxa]

    September 20, 20163 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharaxa u taagan xilka madaxweynaha Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa shalay ku dhawaaqay musharaxnimadiisa isagoo taageerayaashiisa ay soo bandhigeen isu soo bixii ugu weynaa.

    Kumanaan qof ayaa tegay hotelka City Palace ee Muqdisho iyadoo uu qaadi waayay hoolkii ay qabanqaabiyeyaasha ugu talogaleen ilaa 500 qof, waxaana dadku ay ku sugnaayeen barxadda hotelka iyo bannaankiisa.

    jibrilBandhiggan ayaa dad badan ku fasireen inuu ahaa wax ka badan taageerada musharaxa Jibriil, balse uu ku dhisnaa diidmada Xasan Sheekh Maxamuud oo intii uu talada hayay sameystay caddow fara badan, waxaana xusid mudan in labada nin ay isku jufo yihiin.

    Bandhigga dadka ka sokow musharax Jibriil wuxuu jeediyay khudbad uu ku sheegay inuu kaliya ku shaacinayay musharaxnimadiisa, balse qorshihiisa madaxweyne uu dib ka faafin doono, isla markaana tegi doono gobollada dalka.

    Hadalkii dheeraa ee uu Jibriil Ibraahim Cabdulle ka jeediyay xafladii shaacinta musharaxnimadiisa wuxuu u badnaa weerar afka ah oo uu ku qaadayo madaxweynihii isaga ka horeeyay, wuxuuna afartii sano ee uu xilka hayay Xasan Sheekh ku tilmaamay 4 sano oo qasaartay.

    Intaas  oo kaliya maahee musharax Jibriil wuxuu si cad uga hadlay dhac loo geystay hantida qaranka, tacadiyo iyo takrifal awoodeed, wuxuuna adeegsaday wax waliba oo uu waxba kama jiraan uga dhigayo dowladda hadda jirta ee xilkeedu sii dhammaanayo.

    Ma jirto waxqabad uu balanqaaday iyo qorshe uu dadka u sheegay iyadoo musharixiin badan ay hore u shaaciyeen qaabka ay doonayaan inay dalka ku hogaamiyaan, waxayna xafladaasiu ahayd meesha laga filayay ee ugu haboon inuu qorshihiisa ku shaaciyo.

    Dad badan ayaa aaminsan in musharax Jibriil kaliya u sharxan yahay  sheegista khaladaadka Xasan Sheekh galay, balse aanu heyn wax qorshe ah oo lagu saxo marka laga reebo inuu isbedel loo baahan yahay oo dadku wax badan samreen.

    Musharax Jibriil wuxuu Xasan Sheekh kala mid yahay:

    1. Inay hal jufo kasoo wada jeedaan.
    2. Inay ururada Bulshada ka wada yimaadeen (Xasan Sheekh & Jibriil waxay ka wada shaqeyn jireen Hay’adda CRD ee uu hadda madaxda ka yahay Jibriil)
    3. Inay labaduba qaadan talo oo ay isu heystaan inay dadka ugu caqli badan yihiin.

    Qiimeynta hordhaca ah ee musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle waxay sheegeysaa inuusan wax badan dhaami doonin Maxamed C/llaahi Farmaajo, maadaama codka lagu gaarayo kursiga Villa Somalia doonayo aysan ahayn mid ku xiran dhalinyarada.

    Waxaa kaloo jira shaki badan oo ka dhashay xafladii shaacinta musharaxnimada Jibriil Ibraahim Cabdulle markii la arkay nin uu adeer u yahay Musharaxa C/raxmaan Faroole barbar taagan Jibriil isla markaana ka mida xubnaha ugu horeeya ololihiisa, waxaa durba la isku xirayaa labada musharax ee C/raxmaan Faroole iyo Jibriil Ibraahim Cabdulle, taaso mar kale dhulka la geli karta shacbiyadda ku dhisan Xasan naceybka ee uu hadda heysto Musharaxan.

    Faallooyinka Doorashada

    Doorashada 2016 Jabriil Jibriil Ibrahim Cabdulle Musharax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/sharkuur: “Heshiiska MOU ee aan saxiixay wuxuu difaacayaa danaha Soomaaliya” [JAWAAB]
    Next Article Jawaabta Koowaad ee Soomaaliya [Akhriso Warbixinta Yuusuf Garaad ee Dacwadda Badda]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo