Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay goor dhoweyd musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku tartami doona 8-da kursi ee maamulkaasi.
Musharixiinta ayaa tiradooda gaareysaa 21 musharax oo ku loolami doona 8 kursi, waxaana ku dhawaaqay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Waxaa ka dhex muuqda musharixiin caan ah oo ay ka mid yihiin siyaasiyiin iyo aqoonyahano, waxaana ka mida:
Prof. Cismaan Maxamuud Dufle
Muuse Suudi Yalaxow
Maxamed Xuseen Raage
HALKAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA OO DHAMEYSTIRAN
Wadani.com