Guddiga Doorashada Musharixiinta kasoo horjeedda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liis cusub oo ah xildhibaannada Jubbaland ee dooran doona madaxweynaha maamulkaasi.
Liisan ayaa ka kooban 75 xildhibaan waxaan ku qoray magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan, isagoo noqonaya xildhibaannadii labaad ee musharixiinta mucaaradka ay shaaciyaan, iyadoo weli muran ka taagan yahay qaabka ay ku socoto doorashada Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO


