Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Musharixiinta oo ka hor yimid Xil uu Midowga Afrika u magacaabay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa AMISOM

    Musharixiinta oo ka hor yimid Xil uu Midowga Afrika u magacaabay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa AMISOM

    May 9, 2021Updated:May 9, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay magacaabista Madaxweynihii hore John Dramani Maharna ee dalka Ghana loo magacabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika (AU) u qaabilsan Soomaaliya.

    Qoraal ay soo sareen Musharixiinta ayaa lagu bogaadiyey inuu John Dramani hogaamiyo dadaalada dhexdhexaadinta ee udhaxeysa Dowlada Federaalka Soomaaliya, Dowladaha Xubnaha ka ah Gobolka, Musharaxiinta ugu weyn ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. iyo kooxaha bulshada rayidka ah si uu dhabbaha ugu xaaro in degdeg loo bilaabo Doorashooyinka.

    Goluhu wuxuu caddeeyay inuu si buuxda ula shaqeeyo ergeyga iyo kooxdiisa wuxuuna ka codsaday dhinacyada kale inay sidaas oo kale la shaqeeyaan ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika.

    Midowga Musharixiinta ay dhinaca kale ka biyo diiday magacaabista Mr. Babatunde Taiwo oo ahaa Madaxa arrimaha siyaasadda ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), balse hadda loo magacaabay la-taliye sare oo xagga siyaasadda ee Midowga Afrika.

    “Intii uu hayey xilkii hore Mudane Taiwo wuxuu si bareer ah u hareer maray, isaga iyo qaar kale oo ka tirsan hoggaanka AMlSOM shaqadii loo igmaday, wuxuuna ku xadgudbay waajibaadkiisii” ayaa lagu yiri qoraalka Musharixiinta oo ninkan ku eedeeyay inuu ku kacay waxyaabo ka baxsan shaqadiisa.

    Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ugu baaqay Midowga Afrika inuu ka fiirsado xilka loo magacaabay Babatunde Taiwo, iyagoo sheegay in markii ay ka tashadeen waxqabadkiisii ​​hore iyo dhaqan xumadiisa uu ku kacay inay si aad ah uga walaacsan yihiin dhexdhexaadnimadiisa iyo sida uu daacad ugu noqon karo xilkan muhiimka.

    “Waxaan rajeyneynaa oo codsaneynaa in Midowga Afrika uu si xushmad leh uga fiirsado magacaabista Mr. Taiwo” ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka Midowga Musharixiinta oo diiday la-shaqeynta sarkaalkan.

    Midowga Afrika Musharixiinta Somalia Taiwo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDigniin laga soo saaray Daadad xoog leh oo ku wajahan magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne
    Next Article Wasiir Cismaan Dubbe oo beeniyay Ka-noqoshada Dacwadda Badda ee qabsaday Baraha bulshada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo