Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Musharixiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay inay Doorasho ku qabsan doonaan meel ka baxsan Kismaayo

    Musharixiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay inay Doorasho ku qabsan doonaan meel ka baxsan Kismaayo

    July 17, 2019Updated:July 18, 20192 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland oo gaaraya 8 musharax ayaa kulan ay KU yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray go’aan ku aadan Doorashada Jubbaland oo qabanqaabadeeda ka socoto magaalada Kismaayo.

    Musharax C/rashiid Maxamed Xiddig oo kulankaasi kadib ku hadlay magaca musharixiinta ayaa sheegay in waxa ka socda magaalada Kismaayo aysan doorasho ahayn, balse wax waliba u afduuban yihiin Axmed Madoobe oo xilkiisu dhammaaday, isagoo intaasi ku daray in doorashada Jubbalad ka socota ay tahay mid u afduuban ninka xilkiisu dhammaaday ee madaxweynaha sii haya maamulkaasi.

    Wuxuu intaasi ku daray nidaamkii xulitaanka, Odayaashii Beelaha iyo shuruucdii oo dhan inay u afduuban yihiin Axmed Madoobe, si shaqsi ahna qof ugu adeeganayo. taasoo ah waqti lumis iyo wax burburin, ayna doonayaan in dariiqii saxda lahaa lagu soo celiyo doorashada oo odayaasha ay soo xulaan hal xildhibaan.

    “Baarlamaanka Jubbaland liiskiisa waa qoran yahay, waxaana lasoo saari doonaa maalmaha soo socda, ma aha wax la aqbali karo.. waxaan u soo jeedineynaa beesha caalamka iyo dowladda federaalka inay kaalintooda qaataan oo korjoogto ka noqdaan, wixii khaldana ay qabtaan..” ayuu yiri Musharax C/rashiid Xiddig.

    Waxay ka digeen haddii sida wax u socdaan waxba laga qaban waayo oo doorasho xalaal ah ka dhici weydo magaalada Kismaayo ay Musharixiinta iyo Odayaasha oo la socda ay Doorasho ku qabsan doonaan meeshii ay doonaan, ayna dooran doonaan madaxweyne.

    Musharixiinta ayaa caddeeyay in Guddiga Doorashada ay lumiyeen, qaarkoodna ay ka tallaabeen shaqadooda, ujeedkuna yahay in doorashada madaxweynaha Jubbaland lagu shubto.

    HOOS KA DAAWO

    Axmed Madoobe C/rashiid Xiddig Doorashada Jubbaland Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Guddi Cusub u magacaabay wadahadalka Somalia & Somaliland [Magacyada]
    Next Article Nabaddoon ka mida Salaadiinta Gobolka Mudug oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo