Browsing: Musharixiinta
Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya…
Xaflad si weyn loo soo agasimay oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne fara badan, duubab, siyaasiyiinta xisbiyada, xildhibaanno…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu u sharxan yahay jagada madaxweynaha Soomaaliya…
Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka mida siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland, horena u ahaa wasiirka ka tirsan maamul goboleedka Puntland…
Maxamed Cabdullaahi Nuur oo ahaa guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan jagada…
Musharax cusub ayaa isu soo taagay jagada madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka uu…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay maalgelineyso mar kaliya laba musharax oo ka mida kuwa ugu cadacad ee ku…
Musharax culus oo mug weyn ku leh xaaladda Soomaaliya, isla markaana ay isku jufo yihiin Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo…
