Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mustafe Cagjar: “Alshabaab waxay u maleeyeen inay sida Somaliya na gumeyn karaan..”

    Mustafe Cagjar: “Alshabaab waxay u maleeyeen inay sida Somaliya na gumeyn karaan..”

    July 27, 2022Updated:July 28, 20221 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida oo ka hadlay dagaalka ay Alshabaab kula galeen gudaha maamulkaasi ayaa sheegay inay wejigii hore ku jebiyeen dagaalka, ayna qaadi doonaan weji kale oo gudaha Soomaaliya ay kula dagaalami doonaan.

    Isagoo ka hadlayey Degaanka Feerfeer ayuu Mustafe Maxamuud Cagjar sheegay in Argagixisada Alshabaab ay ku dhoobaysatay dalka Soomaliya, sida uu yiri “Markaa waxay u haysataa sidda Soomaaliya oo kale meelkasta oo ay gasho inay dadka gumayn karto oo ay kalifi karto inay dalal shisheeye soo faragaliyaan.”

    Sidoo kale Mustafe Cagjar oo bixiyay wareysiyo dhowr ah ayaa sheegay inay macquul tahay in dagaalka Alshabaab ku qaaday Itoobiya uu la xiriiro isbedalka ku yimid xaallada siyaasadeed ee gobalka iyo Biyo xirenka GERD, iyadoo ay socoto xog ururin.

    Madaxwayne Mustafe oo waraysi siiyay warbaahinta VOA-Amharic ayaa sheegay in weerarka Alshabaab ay qayb ka yihiin jabhadaha Itoobiya ka dagaalama iyo caddawga gobalka ee ay is hayaan Itoobiya; Alshabaabna ay ku doonaysay in saldhigato Itoobiya.

    Qorshaha kooxdan oo uu ku sifeeyay in dhinacyo kale ku lug leeyihiin ayuu ku timaamay mid Deeganada Oromada iyo Soomaalida ku wajahnaa, gaar ahaan in buurraha dhanka Celkari iyo Baal[Oromo].

    Alshabab Cagjar DDSI Ethiopia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Qaraxii Alshabaab ku dishay Guddoomiye C/llaahi Waafow iyo 11 ka mida ilaaladiisa
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Dilka Guddoomiye C/llaahi Waafow

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo