Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, July 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Mustaqbalka Golaha Kismaayo xagee ku danbeyn doonaa Madaxweyne Waare kadib..? (Qormo xiiso leh)

    Mustaqbalka Golaha Kismaayo xagee ku danbeyn doonaa Madaxweyne Waare kadib..? (Qormo xiiso leh)

    September 20, 2018Updated:September 20, 20183 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mudane Waare Asbuuc ka hor waxaa Muqdisho kusoo dhaweeyay Xildhibaanno aan horey ugu soo dhaweyn jirin markii uu ka imaanayo Hirshabelle laakin dhadhan gaar ah ay u laheed markii uu ka yimid Kismaayo, maantana lama joogin markii uu Warmurtiyeedka aqrinayey, Asbuuc gudihiis goormey garabkiisa ka baxeen?.

    Waare oo sanad jirsaday lana jaanqaaday Xukuumada Nabad iyo Nolol lana filayey in uu noqdo wiil baarri ah sidii Guuleedkii Qabyo ayaa bill kadib doorashadiisii ku biiray Golaha Kismaayo, kana noqday Gudoomiye ku xigeen isaga oo rajo ka qabay in Gaas iyo Modoobe ay uga fiicanyihiin Qaraabka Carabta iyo xiriirka Ethiopia kana heli doono awood iyo dhaqaale ka fiican tan Federaalka.

    Sanad kadib ayuu garwaaqsaday qodobadan;

    1. Waare, Xaaf iyo Sharif Xasan in ay deganyihiin Xamar, Waqtigoodana 90% ku qaatasn Xamar, 90% Wasiiradooda iyo Xildhibaana-dooduna ay Xamar joogaan, Siyaasiyiinta, Aqoon-yahanka iyo Ganacsatada Gobaladooduna ay Xamar joogaan.

    2. In Dekeda iyo Dakhliga Xamar laga biilo Maamuladooda aysana laheen Dakhli kale.

    3. In Gaas iyo Madoobe aysan waxba uga ogoleen Dakhliga Kismaayo iyo Boosaaso sida uu maanta cadeeyey Waare.

    4. In Ethiopia is bedeshay kana baxday faraha Gaas iyo Madoobe, Qaraabkii Carabtana ay isku haystaan Trump, Abiy Ahmed iyo Afwerk.

    5. In Shirka Golaha uusan ku qaba karin Jowhar haddii uu laba asbuuc kadib kalasoo wareego Gudoomiyaha Gaas balanta Garoowe, maadama ay diidanyihiin Golihiisa Wasiirada iyo Barlaankiisu Golaha Kismaayo.

    6. In Cabashada Qoraalkii Kismaayo ay aheed dan gaar ah oo aysan aheen dan guud sida uu maanta cadeeyey Waare, lagana fahmayo Qoraalka maanta kasoo baxay Golaha Kismaayo.

    Hadaba Mustaqbalka Golaha Kismaayo xaguu ku danbeyn-doonaa?

    1. Gaas waxaa u dhiman 3 bill oo Olole ah Waqtina uma hayo Golaha, Rag culusna way la tartamayaan, dadka reer Puntland na ma ogola in Madoobe kula daarto Rooti Qalalan.

    2. Sharif Xasan hal bill ayaa u hartay, Ololihiina waa bilawday, Musharaxiin Culus ayaana gaaray Baydhabo isaga oo ka maqan, waxaana laga sugayaa Mushaarkii Barlamaankiisa oo aruuray iyo Qaraab cusub.

    3. Xaaf waxaa u harsan 7 bill oo uu u dhaxeeyo mushkilada Cadaado iyo Dhuusmareeb, mana filayo in uu waqti danbe u hayo Kismaayo iyo Garoowe.

    4. Madoobe ayaa usoo haray Golaha oo uu haysto 4 culeys sida; Doorashadiisa, Arinta Gedo, Dagaalka Shabaab iyo Gacantii uu ka heli jiray Ethiopia iyo Kenya oo yaraatay.

    Sidaas darteed Golaha Kismaayo waxaa la gudboon in dib u eegis lagu sameeyo lana xoojiyo xiriirkooda Federaalka “Nin aan kuu furi-doonin yuusan kuu rarin”.

    W/Q: Maxamed Nur Gacal

    Dr. Maxamed gacal Madaxda maamul Goboleedyada Waare
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXubno ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Howlgal ka dhacay Magaalada Muqdisho
    Next Article Ciidamo kala taabacsan Madaxda Galmudug oo dagaal ku dhex maray duleedka magaalada Cadaado

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo