Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Muuse Biixi: “Aniga & Farmaajo waxaan Abiy Ahmed ka aqbalnay inuu na dhexdhexaadiyo..” [Akhriso]

    Muuse Biixi: “Aniga & Farmaajo waxaan Abiy Ahmed ka aqbalnay inuu na dhexdhexaadiyo..” [Akhriso]

    February 18, 2020Updated:February 18, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kasoo uu soo qabanqaabiyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

    Isagoo khudbadii sanadka jeedinayey ayuu sheegay inuu 9-kii bishan Febraayo uu tegay magaalada Addis ababa si uu olole ugu sameeyo qadiyadda Somaliland, markii shirkii dhammaadayna ay qorsheysteen inay baxaan 10-ka bisha, balse xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya uu la soo xiriiray loona sheegay in lagu marti qaaday kulanka dhacaya xafiiska Ra’iisal wasaaraha 11-ka bishan.

    “Aad ayaan ugu farxay kulankaasi la iigu yeeray.. orod baan ku tegay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, salaan iyo wadahadal kadib wuxuu Abiy Ahmed ii sheegay inuu imaanayo Farmaajo, isla markiibana waa yimid,.. Saddexdeena ayaan shirkii ku galnay, anigoo aan diyaar u ahayn. Abiy wuxuu yiri: waxaan doonayaa inaan dhex galo dhibaatada Somalia iyo Somaliland, Anigu waan aqbalay, Farmaajana wuu aqbalay… intaas wax ka badan lagama hadlin,waqtina looma heyn..” ayuu yiri Muuse Biixi.

    Wuxuu intaas ku daray inuu soo dhoweynayo raali gelintii iyo cudurdaarkii uu bixiyey Madaxweyne Farmaajo 13-kii Febraayo, taasoo uu ku tilmaamay inay tahay bilow fiican oo arrinta laga geli karo, sida uu yiri, inkastoo uu ku jiray erey aan wanaagsaneyn.

    Dalalka Sweden iyo Turkey ayuu sheegay inay ku jireen dadaal lagu wadahadalsiinayo Somalia iyo Somaliland, iyadoo Jabuuti lagu casuumay inay kusoo biirto.

    Raaligelinta Farmaajo bixiyey ayuu sheegay Madaxweynaha Somaliland inay xumeyneyso warka ku saabsan inuu Farmaajo imaanayo magaalada Hargeysa, wuxuuna ku tilaamay inaysan is qaban raaligelinta iyo imaanshihiisa.

    Muuse Biixi ayaa si weyn uga biyo diiday tegista Madaxweyne Farmaajo ee magaalada Hargeysa, iasgoo sheegay inay taasi dhici doonin, wuxuuna so qaatay ereyo ka mid ahaa gabaygii Faarax Nuur ee ahaa: “Doqon baa halkii lagu qatali qoorta soo dhigane ma anaa mindiyo lay qarshaa laygu qali doono..”

    Muuse Biixi Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo Weerar ku qaaday magaalada Jowhar iyo Faahfaahin laga bixiyey
    Next Article Xukun lagu riday Weriye u shaqeynayey Warbaahinta Alshabaab oo hore ay NISA usoo bandhigtay.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo