Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muuse Biixi: “Ma dhaceyso in Xadkii Somaliland xoog Qabiil lagu bedelo” (Eedeyn Puntland)

    Muuse Biixi: “Ma dhaceyso in Xadkii Somaliland xoog Qabiil lagu bedelo” (Eedeyn Puntland)

    May 8, 2023Updated:May 8, 20232 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inaysan marna aqbaleynin in qabiil lagu bedelo Xadkii Somaliland, isla markaana aanay dhici doonin in xuduudka Somaliland xoog lagu bedelo.

    Muuse Biixi oo khudbad u jeediyey labada Gole ee Somaliland ayaa Puntland ku eedeeyay inay dagaalka Laascaaanood ay ka danbeyso iyadoo qabiil adeegsanaysa, isla markaana dooneysa dhul ay Somaliland leedahay.

    “Maamulka Puntland wuxuu is dhacsiiyay Villa Somalia haddii aanu madaxweyne ama Ra’iisal wasaare ka noqon inaanay aqbalin in Villa Somalia inay cid kale maamusho.. Waxay Puntland ku taameysay inay hesho qeyb ka mida Somaliland oo ay uga cad goosato Villa Somalia..” ayuu yiri Muuse Biixi oo Puntland inay hurisay dagaalka Laascaanood, si cadna u qiratay.

    Madaxweynaha Muuse Biixi ayaa khudbadiisa ku sheegay inay Laascaanood dadkeeda Haldoorka ah ku leysay Argagixisada, iskana dhigtay inay Somaliland dadka leyneyso, balse dadka Sool loo akhriyey inay dadkooda leysay Somaliland, laguna kiciyay dadkii.

    Wuxuu qiray inay is maamulayeen dadka Reer Sool, marka laga reebo Barasaabkii oo dhinacooda ahaa, isagoo ku dooday in 15 sano uu ciidanka Somaliland joogay Laascaanood aanu ku kicin hal dembi, kana xun yihiin waxa hadda ka socda Laascaanood.

    Muuse Biixi Wuxuu ku baaqay wadahadal, isagoo sheegay inay ciidankiisiina ka baxeen oo xeryahooda ku laabteen, cidda ka hor joogta nabadda ay tahay Garaadadda dagaalka ku baaqay.

    “Midna ma suuroobeyso.. Xadkii Somaliland ayaan xoog qabili ah ku bedelayaa, caalamkana kama dhacdo.. haddii la is diido, waa la wadahadlaa…” Ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

    Muuse Biixi Somaliland Sool
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin ka tirsan Alshabaab oo laga reebay Diyaarad uu raaci lahaa, laguna qabtay Magaalada..
    Next Article Hay’adda NISA oo oo fashilisay Weerar Alshabaab u diyaarisay Beerta Nabadda Xogta maqan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo