Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ay hayen ka qaaday wasiiro, wasiir ku-xigeenno, agaasime guud iyo madaxda qaar ka mida Hay’adaha Dowladda ee Somaliland.
Wareegtada Muuse Biixi ayaa xilakii looga qaaday xubnaha kala ah:
1. Cumar Cali Cabdillaahi; Wasiirkii Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.
2. Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac; Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Beeraha.
3. Cabdiraxmaan Cali Cabdi; Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.
4. Axmed Xasan Nuur; Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.
5. Saleebaan Cawad Cali Bukhaari; Guddoomiyihii Hay’ada Caymiska Qaranka
6. Sahra Aadan Yuusuf; Guddoomiye Ku-xigeenkii Hay’ada Caymiska Qaranka.
7. Cabdiwaasac Maxamed Yuusuf; Guddoomiye Ku-xigeenkii Hay’adda Dhawrista Tayada.
8. Axmed Abokor Maxamed; Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.
Xubnaha kla magacaabay
1. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.
2. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.
3. Maxamuud Warsame Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta.
4. Maxamuud Jaamac Warfaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga.
5. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.
6. Cabdulmajiid Ibraahim Muumin Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska.
7. Mukhtaar Maxamed Cali Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada.
8. Guuleed Muuse Galaal Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka.
9. Xamse Cabdi Ibraahim Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada.
10. Maxamed Xuseen Axmed Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Caymiska Qaranka.
11. Muuse Jaamac Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.
12. Fowsi Maxamed Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.
13. Khadar Ibraahim Maxamed Agaasimaha Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada.
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Somaliland.