Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muuse Biixi: “Waa Gardarro iyo meel ka dhaca ugu weyn in Xamar laga xuso 26-ka June..”

    Muuse Biixi: “Waa Gardarro iyo meel ka dhaca ugu weyn in Xamar laga xuso 26-ka June..”

    June 26, 2021Updated:June 26, 20211 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gef iyo meel ka dhac weyn ku tilmaamay in Magaalada Muqdisho laga xuso 26-ka June oo ku beegan sanadguuradii 61-aad markii Gobollada Waqooyi ay qaateen xoriyadda.

    Muuse Biixi ayaa xaflad ka dhacday magaalada Hargeysa ku eedeeyay dowladda Xamar ka jirta inay cunaqabateym iyo dagaal diblomaasiyadeed iyo mid toos ah la gashay Somaliland, haddana ay dhinaca kale sheeganeyso in Somaliland tahay qeyb ka mida Soomaaliya.

    “Caawa Xamar waxay leedahay: waxaan u dabaaldegeynaa xoriyadii Waqooyiga, anigu garan maayo meel ka dhac ka weyn iyo gardaro intaas ka badan in caawa xamar ay tiraahdo anagaa xukunna oo Gobolladii Waqooyi.. Xaggana gudaha Somaliland waxaan ku heynayaa dagaal xabbad ah, mid cunaqabateyn ah iyo mid diblomaasi ah.. waxaanse la yaabahanay qolada somaliland ee taas kala qeyb galeysa ee ugu sacabineysa” ayuu yiri Muuse Biixi.

    Muuse Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey xoriyadii Gobollada Waqooyi iyo sidii ay ku timid Midnimadii ay dib uga laabteen, isagoo caddeeyay inay Somaliland gaartay heer dunida u istaagto ayma mareyso meeshii ugu fiicneyd.

    26 June Muuse Biixi Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskarigii Mareykanka ee sida Cunsuriyadda ah u dilay George Floyd oo lagu xukumay 22 sano
    Next Article Qodob aan la fileyn oo hareeyay Khudbadii Maxamed Farmaajo ee Munaasabadda 26-ka June

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo