Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Muxuu ballantii uu qaaday Madaxweyne Farmaajo ugu wareejiyey Saraakiisha Milateriga.? [Daawo]

    Muxuu ballantii uu qaaday Madaxweyne Farmaajo ugu wareejiyey Saraakiisha Milateriga.? [Daawo]

    March 26, 2019Updated:March 26, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Jen. Gordon ayaa balanqaadkiisii ugu weynaa ee soo af-jarididda Alshabaab dusha u saaray saraakiisha Ciidamada Milateriga.

    Isagoo xarunta Wasaaradda Gaashaadhigga kula hadlayey saraakiishaasi ayuu weydiiyey ballantii ay ka qaadeen ee ahayd inay dalka uga xoreynayaan muddo 2 sano haddii ay helaan mushaar, raashin iyo hub, isaguna uu balan qaaday inuu haqab tiri doono ciidamada.

    “Is weydiiya labadii sano Shabaab maka xoreyseen dalka..?, maka xoreyseen…?, mala oran karaa Taliyeyaashii joogay xilligii Al-Shabaab laga xoreeyay Muqdisho waa idinka balan-fiicnaayeen oo waxay qabsadeen 3 bilood. Ma is weydiiseen inaan balantaas horay u laheyn, anaga dhankeena waa ka soo baxnay balanta, wixii aad u baahneedeen inta karaankeena inaan fulinay, laakiin  idinka iguma soo noqon, oo aadan oran waqtiga waa nagu yar yahay, qorshihii aan bedelno, waqti ayaa u baahanahay, waliba waxaa igu darteen rasaas iyo hub ma heysano, taasna waa fuliyay, maantana dhib kama taagna” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo u muuqday inuu iska wareejinayo balantii uu qaaday markii uu xilka qabtay.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa dhinaca kale qiray in ciidamada aan la siin mushaarkooda kadib sanad iyo 10 bilood, taasoo michaneedu yaha wixii ka danbeeyay Disembar 2018 inay ciidamadu qaadan wax mushaar iyo raashin ah. wuxuuna ballan qaaday in 2 sano ee soo socota ay heli doonaan xuquuqdooda.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa dadaal ugu jiray inuu ka xoroobo ballanqaadyo uu bixiyey xilligii doorashadiisa oo dhammaantood shaqeyn waayey, wuxuuna balanqaadkani ka mid ahaa kuwa ugu waaweyn ee lagu dhaliilo, isagoo fursad ahaan uga faa’iideystay inuu ciidamada isaga wareejiyo.

    HOOS KA DAAWO

    Ballantii Farmaajo Farmaajo Top Villa Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowlada Federalka Somaliya oo wadahadal la fureysa Madaxda Galmudug & wafdi kusii jeeda
    Next Article SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo lagu soo dhoweeyay Dhusamareb & kulamo u bilowday.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo