Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muxuu Cudurka Wadne-xanuunku ugu badan yahay Ragga bidaarta leh..? [Akhriso Daraasad]

    Muxuu Cudurka Wadne-xanuunku ugu badan yahay Ragga bidaarta leh..? [Akhriso Daraasad]

    November 30, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ragga bidaarta leh ay halis ugu jiraan xanuunada wadnaha in ka badan ragga cayilan ee da’doodu ka hooseyso 40 jirka.

    Daraasada oo lagu sameeyay illaa 2,000 oo rag dhalinyaro ah oo Hindiya ku nool in ay badankood qabaan xanuunada wadnaha, intooda badana waa kuwa qaba bidaarta ama cirro.

    Mac-hadka xanuunada wadnaha ee Yurub ayaa daraasadan sameeyay, waxaana laga akhrin doonaa shirweynaha ururka dhaqaatiirta wadnaha ee Hindiya.

    Cilmi baarayaasha ayaa sheegay in 50% ragga qaba xanuunada wadnaha ay durba cirro kasoo baxdo iyaga oo aanan gaarin xiligii tintooda ay cirroobi lahayd. Khubaro ku takhasusay dhiig-karka oo isugu tagay magaalada San Francisco

    Boqolkiiba 49% ragga qaba xanuunada wadnaha waxa ay yeeshaan bidaar ka hor xiligii laga filan karay in ay bidaar yeeshaan.

    Daraasadan wixii ka horeeyay waxaa kaliya loo maleynayay in cayilnaanta ay tahay sababta ugu badan ee keenta wadne xanuunka.

    Cilmi baaris kale oo la sameeyay sanadkii 2013, laguna sameeyay rag gaaraya 37,000 oo qof ayaa waxaa lagu ogaaday in boqolkiiba 32% dadkaas ay qabaan xanuuno wadnaha la xiriira.

    Sidoo kale, daraasad sanadkii 2014-kii lagu sameeyay 10,885 rag ah kuwaas oo tintooda cireysatay ayaa lagu sheegay in ay u badantahay in ragaas uu mustaqbalka ku dhici karo xanuunka wadnaha.

    Sida lagu horumarin karo caafimaadka wadnaha

    Cun Khudaarta
    Cun Khudaarta
    • Cun 5 nooc oo miro ah maalin kasta
    • Jooji sigaarka iyo buuriga
    • Samee jimicsi
    • Dhin culeeskaaga
    • Cun cuntada xuubka leh
    • Dhin cuntada dufanka leh
    • Dhin cuntada cusbada badan leh
    • Ha cabin qamriga
    • Cun kalluunka
    • Iska akhri waxyaabaha ay ka koobantahay cuntada gasacadaysan

    Hormuudka cilmi baaristan oo lagu magacaabo Dr Dhammdeep Humane ayaa sheegay in ragga leh bidaarta ama cinrada ay wax ka badalaan qaab nololeedkooda, islamarkaasna ay helaan la talin caafimaad oo wanaagsan sida nooca cuntada ay cunaan iyo sidii ay u maareyn lahaayeen tiiraanyada.

    Bidaarta Daraasad Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFal Dil khaarijin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
    Next Article SAWIRRO: Puntland oo Kumanaan Ciidamadeeda ka tirsan ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo