Madaxweynihii Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay, isagoo dadka Galmudug u rajeeyay inay isku duubnaadaan.
Qoraalka is-casilaadiisa ayuu ku sheegay inuu isu casilay xaaladiisa caafimaad markii uu tixgeliyay caafimaadkiisa.
Hoos ka akhriso Qoraalka is-casilaadda C/kariin Guuleed
[pdf-embedder url=”https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/02/Mr.-Guled.PDF.pdf”]