Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muxuu isu casilay Ra’iisal Wasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn..? [Akhriso Warbixin muhiim ah]

    Muxuu isu casilay Ra’iisal Wasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn..? [Akhriso Warbixin muhiim ah]

    February 15, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii kadib qoraal uu soo saaray iyo isagoo telefishanka kala hadlay dadka.

    Is-casilaadda oo lama filaan ahayd ayuu Ra’iisal wasaare Hailemariam Desalegn khudbadiisa ku sheegay inay lagama maarmaan u tahay sidii loo qaadi lahaa dib u habeyn keeni karta nabad waarta iyo dimoqraadiyad.

    Hailemariam Desalegn oo Itoobiya soo xukumayey tan io sanadkii 2012 ayaa sidoo kale iska casilay hoggaamiyihii isbaheysiga talada haya, waxayna arrintan ku soo beegmeysaa xaalad kacsan oo Itoobiya kasoo taagneyd sanadihii danbe iyo kacdoon ay wadaan laba qowmiyadood ee ugu waaweyn dalkaasi Oromad iyo Amxaarada.

    Dowladda Itoobiya ayaa xabsiyada kasii deysay kumanaan mucaarad ah, balse taasi ma jooojin kacdoonkii ka taagnaa dalkaasi, waxayna wararku sheegayaan in xasilooni la’aanta itoobiya ka jirta ay kala qeybisay isbaheysiga talada haya ee Tigreegu gacanta ku hayo.

    Siyaasiyiinta waaweyn ee Tigreega ayaa  ra’iisal wasaare Hailemariam Desalegn ku eedeeyay inuu yahay shaqsi jilcan oo aan go’aano adag qaadan karin, iyagoo ku eedeeyay inuu ku fashilmay daminta kacdoonada Oromada iyo Amxaarada.

    Itoobiya oo xaalad qas ah gasha ayaa laga digayaa inay gobolka Geeska Afrika ku keeni karta xaaladda ammaanka gobolka iyadoo dalalka waaweyn ay u adeegsan jireen dalalka Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo awood dhinaca gobolka ah.

    Xisbiga talada haya ee Itoobiya ayaa shir degdeg ah ka yeelanaya is-casilaaddan, waxaana Hailemariam Desalegn uu sii heyn doonaa si KMG ah inta mas’uul cusub laga soo dooranayo, iyadoo ay ku xiran tahay inay aqbalaan xubnaha xisbiga.

    Speech by PM Hailemariam announcing his resignation via state TV. He said he resigned from his role both at the gov. and the party in order for the reform agenda of the party to take effect; he also said that he considers his resignation as necessary step toward finding solutions pic.twitter.com/6qJCdVORZd

    — Addis Standard (@addisstandard) February 15, 2018

    Eithopia Haile Mariam Hailemariam Desalegn Itoobiya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKoox hubeysan oo fal dil ah ka fulisay Magaalada Muqdisho
    Next Article Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa..? [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo