Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Muxuu isu casilay Taliyihii Ciidamada Booliska Dh/mareeb? (Madax sare oo sii deysay xubno Alshabaab..)

    Muxuu isu casilay Taliyihii Ciidamada Booliska Dh/mareeb? (Madax sare oo sii deysay xubno Alshabaab..)

    May 9, 2020Updated:May 9, 20202 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble, ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu xilka iska casilay.

    Taliyahan oo xilka la wareegay 25-kii Febraayo, 2020 ayaa sheegay inuu xilka uga tegay kadib markii faragelin lagu sameeyay shaqadiisa, isla markaana lasii daayey rag Alshabaab lagu tuhunsanaa oo uu soo xiray.

    Taliye Burhaan Axmed Rooble ayaa sheegay in rag baaritaan lagu hayey oo looga shakisanaa muddo laba jeer ah laga sii daayey saldhigga Booliska Dhuusamareeb, markii madax ka sareysa ay faragelin ku sameeyeen, isagoo baaq u diray madaxda Sare ee dowladda Federaalka.

    24/2/2020 ayuu sheegay inuu soo xiray laba eedeysane, markii uu baarayna lagu ogaaday inay ku xirnaayeen shabakad kale, laakiin nasiib darro saacado kadib awood loogu sheegtay in la sii daayo, lana diiday in la baaro.

    Kiiska kale ayuu sheegay inuu 29/4/2020 ayuu sheegay inay soo xireen nin lagu tuhunsanaa xiriir uu Alshabaab la lahaa, kana yimid Muqdisho, balse isagoo ka maqan goobta shaqada laga sii daayey xabsiga Dhuusamareeb 4/5/2020, iyadoo loo gudbiyey degmada Cadaaddo., isagoo go’aansaday inuu xilka isaga tago mar haddii uu shaqadii amniga wadi waayey.

    Taliyaha waxaa xilka u magacaabay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, waxaana wararka qaar ay sheegeen inuu ka tirsanaa Saraakiishii Ahlu suna oo maamulka madaxweyne Qoorqoor ay uga shakisnaayene inuu gacansaar la lahaa madaxda Ahlu suna.

    Booliska Dhuusamareeb Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Itoobiya oo qirtay inay soo rideen Diyaaradii African Express (Warbixinta Itoobiyaanka..)
    Next Article Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo jawaab kulul u diray taliyihii is-casilay ee Booliska Dhuusamareb

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo