Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»Hiigsiga cusub»WARBIXIN: Xaalada cakiran ee ku xeeran shirka Madasha Qaran ee Magaalada Kismaayo

    WARBIXIN: Xaalada cakiran ee ku xeeran shirka Madasha Qaran ee Magaalada Kismaayo

    January 13, 20162 Mins Read Hiigsiga cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maalintii saddexaad weli xayiran shirkii Madasha Qaran ee la filayay inuu ka furmo magaalada Kismaayo, kadib markii uu Kismaayo tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo laba maalmood laga sugayay.

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu weli jiro khilaafkii qaabka doorashada ee madaxda maamulada dalka u dhaxeeyay oo lagu kala qeybsamay laba aragtiyood oo kala ah: 4.5 iyo qaab degaan.

    Shirar kala gaara oo u dhaxeeyay maamulada Galmudug iyo Puntland kuna saabsan dhameystirka heshiiskii magaalada Gaalkacyo ayaan horumar laga gaarin iyadoo mustaqbalka magaalada Gaalkacyo aan lagu heshiin.

    Xiisad ka dhalatay maamulka Bakool Sare ayaa iyaduna ka dhex taagan maamulada K/Galbeed iyo Jubba, waxaana la ogyahay in Shariif Xasan aqbalay oo kaliya tegista Shirka Kismaayo markii uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid uu Muqdisho ku kulansiiyay Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan.

    Xeerjajab ku saabsan in laba aqal laga dhigo Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo aqalka hoose lagu soo xulo 4.5, halka aqalka sare lagu  soo xulayo qaabka degaanka ee 18-ka Gobol ayaa waxaa si cad uga hor yimid madaxweynaha Galmudug oo uu ku taageeray Shariif Xasan.

    Waxaa cad in Kismaayo la isugu tegay oo qura balse aanay jirin wax heshiis lagu yahay, dhibaatada ugu weyn ee hadda taaganna ay tahay in waxa kaliya ee heshiiska lagu yahay ay noqotay imaanshaha Kismaayo oo laf ahaanteeda dhibaato laga maray.

    Wadani.com

    Shirka Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Weriye Dulyar: “Pakistan kuma hadli karo codka saxafiyiinta, NUSOJ waqtigeedii waa dhammaaday…”
    Next Article Madaxweynaha Somaliya oo ceeb siyaasadeed dhex fariisiyay Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo