Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Nairobi oo noqotay xarunta ololaha Doorashada Musharixiiinta Mucaaradka iyo Imaaraadka oo wada…

    Nairobi oo noqotay xarunta ololaha Doorashada Musharixiiinta Mucaaradka iyo Imaaraadka oo wada…

    October 3, 2020Updated:October 3, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa durba bilowday ololaha doorashada 2020/2021 kadib markii madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay soo saareen habraacyada iyo shuruudaha Doorashada lagu gelayo iyo jadwalka Doorashada.

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa saacado kadb heshiiskii Muqdisho u dhoofay shalay magaalada Nairobi, isagoo halkaasi kulamo kula leh saraakiil ka tirsan Dowladda Imaaraadka Carabta iyo Musharixiinta xilka Madaxweynaha e ka horjeeda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isna ku laabtay magaalada Kismaayo, isagoo lagu wado inuu gaaro Magaalada Nairob, waxana sidoo kale uu ku biiri doonaan shirarka ka socda magaalada Nairobi ee saddexda dhinac u socda.

    Imaaraadka ayaa hore u bilaabay olole uu doonayo inuu saameyn ku yeesho Doorashada Soomaaliya ee soo socota, waxaana sarkaalka UAE u qaabilsan Soomaaliya  Xuseen Darwiish Al-Shamsi uu fadhi ka dhigtay magaalada Nairobi halkaasoo uu kula kulmayo Madaxda Maamul Goboleedyada, wuxuuna hore kulan gaara ula yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

    Xogta la helay ayaa sheegeysa inuu Imaaraadka doonayo dhismaha isbaheysi siyaasadeed oo xoog leh oo lagu soo saar musharixiin xilka madaxweynaha u tartama, ugana guuleysta madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo oo rajadiisu aysan fiicneyn.

    Waxaa magaalada Nairobi ku sugan musharixiin fara badan oo u taagan xilka Madaxweynaha, iyadoo sidoo kale doorashadii 2016 ahayd xarun ay isku abaabulaan musharixiinta mucaaradka ku ahaa madaxweynihii xilligaasi Xasan Sheekh oo uu ka mid ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Doorashada heshiiska Doorashada Musharixiinta Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo gaaray Dalka Koonfurta Suudaan iyo ujeedada socdaalkiisa oo la shaaciyey
    Next Article Ra’iisal wasaare Rooble oo looga digay magacaabidda Wasaarad sharci-darro ah oo xukuumadii Kheyre…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo