Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»NASASHADA JIMCAHA No.4 (W/Q: Prof. Yaxye Sh. Camir)

    NASASHADA JIMCAHA No.4 (W/Q: Prof. Yaxye Sh. Camir)

    August 11, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    A…Nin Imaam ka ahaa Masjid Gaalkacya ku yaal (wixii xumba xaawaa leh miyaa) ayaa waxaa u yimid, Nin Gaal ah, wuxuuna ku yiri: Sheekhow in aan Muslimo ayaan rabaa.

    Sheekhii ayaa ku yiri: Hadda Boos kama banaana muslimiinta ee haddii qof naga dhinto ii imaad si booskaas laguugu bedelo.

    Laba maalin kadin ayaa haweeneey waayeel aheed dhimatay, ninkii gaalka ahaa ayaa u soo noqday Sheekhii wuxuuna ku yri: Booskaa banan igu bedel.

    Sheekhii ayaa ku yiri: gabar ayaa xalay dhalatay oo booskii gashay ee iska sug. Gaalkiina waa iska tagay.

    Xertii la joogtay sheekha ayaa ku tiri: sheekhow maxaad saas u leedahay. sheekhii ayaa ku jawaabay: 40 sanno ayuu tumanayay hadda ayuu rabaa in uu Jannada been been nooga hormaro, annagoo intaas cibaada ku soo jirnay. kkkk…

    FG: ((Armeey dhacdaa ….,intaasoow Diaspora ku soo raaxeeysanayay, hadduu rabaa in uu xildhibaannimada beesha nooga hor maro.??)).

    B….Wiil ka mid ah jiilka reer Facebook ayaa saaxibadii ku yiri: Ka waran haddii Aniga iyo adigu Jaceyl dhab ah aan wada LIKE Gareeyno, shaydaankana aan REMOVE iska dhahno oo guur iyo aqal cusub wada POST gareyno, farxad iyo nolol macaana wada SHARE gareyno, kadibna ubad wanaagsan wada ADD gareyno, noloshana sidaas aan u UPDATE gareyno, si aan nolosheena u SAVE gareeyno, cadawga dhaxdeena soo galena aan BLOCK gareeyno, si uuna wax xun noogu TAG gareeynin.

    Luqada Jiilka cusub haddaadan fahmeeyn, waxaa tahay dadkii hore ( Birima tiibo) sida aniga oo kale ee iska raac baska N0.23 ee ugu dambeeya sawirada hoose, si aad u ogaato jiilkii aad isku faca aheeydeen.

    Sheeg jiil numbarkaaga, ha xishoon. 1-Shilin. 2-Kumi. 3-Pastadaa. 4-Kaneeca buufis. 5-Ciyaal taraq. 6- Shanfaroodle. 7-Da’dii faynuustaa. 8-Ciyaal baaruud. 9-Baabuur tacliig. 10-Ciyaal gacma ku roor. 11-Baaldigaaga buuxso. 12-Dugsi baadiyo. 13-OHRM. 14-Macsara aa. 15-Goda godleey. 16-Garaan gar. 17-My shoes ahaa. 18-Dhiisha noo cug. 19-Water proof. 20- Minanakaa xaarso. 21-Warafka beerta.22-Jiilkii gacatada( gocoso ahaa). 23- Baska dadweeynaha. Baska 23 iska raac haddii aad intaa ka da’ weyntahay, illeyn jiilka FB ma fahmeyside.

    FG: (( Jiilka FB waa jiilka suugaanta soomaalida ee berrito laga sugayo)). Kkkkk.


    NASASHADA JIMCAHA . No.4

    A…Nin Imaam ka ahaa Masjid Gaalkacya ku yaal (wixii xumba xaawaa leh miyaa) ayaa waxaa u…

    Posted by Yahya Amir on Thursday, 11 August 2016

    Sug , sug…Sheeg Jiil numbarkaaga???.

    Qore: Yahya Amir.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiiru dowlaha cusub ee Xasan Muungaab oo xilka loo dhaariyay
    Next Article KASHIFAAD: Qorshaha qarsoon ee Madaxweyne Xasan Sheekh u tegay Magaalada Jigjiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo