Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»Hiigsiga cusub»Nicholas Kay: “Shirweynaha labaad ee Madasha Qaran ayaa heshiis looga gaarayaa nooca doorasho ee 2016”

    Nicholas Kay: “Shirweynaha labaad ee Madasha Qaran ayaa heshiis looga gaarayaa nooca doorasho ee 2016”

    November 23, 20152 Mins Read Hiigsiga cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     Muqdisho, 17 November 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa Soomaalida ugu hambalyeeyay wadatashiyada heerka gobol ee noocyada doorasho ee dhici kara sanadka 2016, wadatashiyadaas oo maanta ku soo gebageboobay dalka oo dhan.

    “Soomaaliya way hadashay labadii maalmood ee la soo dhaafay. Soomaali ka socota dalka oo dhan ayaa isu timid, waxayna ka wada hadleen afarta nooc ee doorasho ee dalka ka dhici kara sanadka 2016 kuwaas oo ahaa kuwii la soo jeediyay. Marka ay sidaasi sameynayeen, waxay raaceen mabda’ asaasi u ah bulshada Soomaaliyeed iyo siyaasadda, taasoo ah wadahadal furan oo dhex mara dhammaan inta taladu khusayso, sidii wada-xaajoodka lagu yeelan jiray geedka Quraca hoostiisa,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay . 

    “Laakiin Soomaalidu sidoo kale tallaabo wayn ayay hore u qaadeen: iyadoo laga yaabo in aanay suurtageli karin inay dhacdo doorasho ku dhisan qof iyo codkiis sanadka 2016, ayaa hanaankan wadatashigu wuxuu fududeynayaa in qaybo ballaaran oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ay ka-qaybgalaan go’aanka laga gaarayo waxa uu noqon karo habka ugu habboon uguna macquulsan ee loo qaban karo doorashada 2016ka.”

    Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay wuxuu sheegay inuu aad ugu qanacsanyahay ka-qaybgelinta iyo ka-qaybgalka wax ku oolka ah ee dhammaan qaybaha ay ka koobanyihiin dadka Soomaaliyeed ee ka kala yimid dalka dacalladiisa. “Soomaaliya oo dhan waxay u baahantahay in la dhageysto. Dhalinyarada, haweenka, dadka da’da ah, dadka laga tira badanyahay, culimaa’uddiinka, iyo dadka laxaadkooda dhimanyahay – dhamaantoodu waxay u baahanyihiin inay aragtidooda dhiibtaan.Arrintan nafteeda ayaa ah arrin muhim ah oo ku qotonta qiyamta demuqoraadiyada.”

    “Maalmaha soo socda waxaa jiri doona wadatashiyo ay yeelanayaan qaybaha kale ee bulshada ee weli harsan, oo ilaa iyo hadda aan ka qayb qaadan wadatashiyada. Waxaana taa xigi doonta shirweynaha labaad ee Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu qaban doono magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu wada gorfeyn doono fikradihii lagu soo bandhigay wadatashiyadan heerka gobol si heshiis looga gaaro nooca doorasho ee ugu habboon sanadka 2016. Qaramada Midoobay oo ay la socdaan saaxiibada caalamka ayaa sii wadi doona taageerada ay u hayaan geedi-socodkan muhiimka ah”, ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay.

    Kay UN UNSOM
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUN Secretary-General appoints Michael Keating as Special Representative for Somalia
    Next Article Maamulada Puntland & Galmudug oo ciidamo badan geeyay Magaalada Gaalkacyo iyo xiisad cusub

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo